"ref_"; Skip to main content

Posts

"Spreading Joy, One Handbag at a Time: My Kate Spade Obsession"

Spreading Joy with Kate Spade New York Hey, friends! Are you ready to add a pop of color and a dash of whimsy to your daily life? I'm thrilled to share with you my latest obsession: Kate Spade New York! _A Brand That Embodies Joy_ Kate Spade New York is more than just a brand - it's a lifestyle. It's about embracing the playful, the colorful, and the unexpected. From stylish handbags to chic accessories, Kate Spade New York's designs are sure to put a smile on your face. _Timeless Designs with a Twist_ What sets Kate Spade New York apart is its unique blend of classic sophistication and modern playfulness. Each piece is carefully crafted to add a touch of personality to your outfit, making you stand out from the crowd. _Treat Yourself to a Little Kate Spade Magic_ Ready to experience the joy of Kate Spade New York for yourself? Click the link below to explore their latest collection: https://shopstyle.it/l/clrdU Happy shopping, and don't forget to spread a little jo...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...

How to make money online

Instructions to Make Money Online: 8 Real Ways to Earn Money Online Begin Dropshipping. Give Print a shot Demand. Bring in Money with Affiliate Marketing. Start a YouTube Channel. Become an Influencer. Make an Online Course. Distribute an Ebook. Start a Blog.

Maski/wajinadiifiye aad u isticmaali karto waji kaste nooocuu doono ha ahaadee

Asc asxbay qaligaa waxaan idiin wadaa maski/wajinadiifiye aad u isticmaali karto waji kaste midka saliida leh midka qalalana midka dhexdhexadka ah een qalalny saliida badan lahayn kan nabraha leh kaanlahayn kanhaaraha leh kaan lahayn kan madow kan cas kan cad  noockastoo waji yahay waa u isticmaali kartaa lkn hadaa xasaasiyad leedahay wajiga haygabilaabin ee qoorta kutiyaabi 1huruud 2rice flour /burka bariiskaa ama bariiska caadigaa shiid/tun oo bita kadhig 3 caanogaroor/suusac/day hadabkaa haysano 4 Malab Iyo hadii wajigaaga qalayl yahay saliid saytuun/qumbe/Alman oil saliida lowska hadba kaahaysato isticmaalo Imtaan korkusooshegay isku dar sifican qas mari wajiga udaa intaa awoogo uguyaran 30daqiiqo Kadib biyo caadiya isaga dhaq Hadii aadkahesho qoraalkaan fadlan shergaree oolawadag asxbtada   mahadsanid

Marabtaa intintaadu ay kugu darmato/dheerer ah 2-3inchi mudo bil ah kudhufo sawirka si aad u ogaaato oowada akhri qoraaka

Waa markale iyo tijaabooyinkaa kumaqnaa wayadaan  Maanta waxaan idiin wadaa waxyaabihii aan madaxayga ama tintayda aan uticmaalay bilihii lasoo dhafay  oo aan tijaabo kuwaday  taas oo kamid ah tijaabiyin aan samaynayay  mudadaanba dhaaman jirkayga wan idinla wadaagi doonaa Insha alaah wixii aan natiijo fican kasoo helo Taasi waa saliida saytuunka /Olive oil Saliidaan waxaan u isticmaalay siyaabo aad u badan  sidaa bixinta Tinta qurxinta  dhalaalinta iyo nafaqaynta   alx waxaan kahelay faaidoyin aan lasoo kobikarin  hada ugu yaraan  waxaa tintayda kudarsantay 2-3inchi dherer ah dhalaal iyo quruxdana lamasoo kobikarin Siyaabahaan u isticmaalay waxan kasooqadanayaa qaybtaa bixinta iyo nafaqaynta   aan u isticmaalay  waana sidan Sooqado saliida saytuunka iyo ukunta inta jaalaha ah ogow timaheenu isma le eka qofba inbay la egyihiin marka kuma siinkaro qiyaasta tintaada  marka isticmaal intii kugu filan oo ukun ah lkn saliida w...

Gacmahaga habka ugu sahlan ee aad ku cadaynkarto ama kudhalaalinkarto oo aad kujilcinkarto

Subax wanagsan asxbta saka waxan idiin wadaa qoraalyar oo faaiido badan xanbarsan.                                                                                                                  Wayadaan tijaaboyin bn kumaqnaa waxaan soo wadnaa qoraalo Xiso badan Manta waa sida ugusahlan ee aada cagmahaaga ku cadayn karto ama aad ku nadiifin karto adoo jikadaada joogo                                                                                           ...

Gacmahaga habka ugu sahlan ee aad ku cadaynkarto ama kudhalaalinkarto oo aad kujilcinkarto

Subax wanagsan asxbta saka waxan idiin.        wadaa qoraalyar oo faaiido badan xanbarsan.                                                                                                                 Wayadaan tijaaboyin bn kumaqnaa waxaan soo wadnaa qoraalo Xiso badan Manta waa sida ugu sahlan ee aada                                                Cagacmaha kucadaynkarto adoo jikada                                                ...

cudurka afqurunka /mataqaan qof xaladaan kacabanaya fadlan gaarsii

Af-qurunka ama waxa loo yaqaanno “Halitosis” waa xaalad qofku ka soo saarayo afkiisa hawo uraysa, taasoo ka duwan af-urka subaxii lala soo tooso, kaasoo ku baab’a nadiifinta ilkaha. Af- qurunka ma laha wax xuduud ah, umana kala soocno dadka da’dooda, noocooda iyo xaaladooda iyo dhaqaalaba, intaa waxaa sii dheer in af-qurunku u keeno qofka niyad jab aad u daran taasoo keenaysa in qofku ka fogaado dadka iyo la hadlakoodaba, xitaa uusan u sheeganin dhibaatadiisa dhakhaatiirta. Badanaa niyad jabkaan waxay ka dhalata in dadka qaba af-qurunka aysan dareemi karin dhibaatada haysata illaa ay ka ogaadaan dad kale. kadibne ay keenayso in ay ka go’aan bulshahda kana doorbidaan kalinimada. Maxaa keeno af-qurunka? Waxaa loo kala qaadaa sababha keeno af-qurunka laba qeybood oo kala ah: 1: Caafimaad darro ka baxsan ilkaha. 2:Infekshan ama caabuq ku dhaca jeebabka sanka iyo afka u dhaxeeyo (Sinusitis) ama qalad ka jira qaab- dhismeedka lafta oo qofku ku dhashay. – Qooman – Sanbabada oo qofk...

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa...

qayka wanagsan waagabadha wanagsan

Cilmi baadhis ay sameeyeen koox aqoonyahno laguna daabacay wargeyska Asawaaj ayaa cadaysay in sirta nolosha wanaagsan ee qosyku ay ku xidhan tahay dhaqanka iyo akhlaaqda ay gabadhu leedahay. Mr.Deibor Kair oo isagu daraasadan qayb ka ahaa ayaa sheegay in wareerka iyo kalsooni la’aanta ku dhacda qoyska ay inta badan ka imanayso dhinaca gabadha, taasi oo ay ugu wacan tahay caadifadda oo ku badan. Waxa kale oo uu sheegay Mr.Kair in raga inta badan dareenkoodu uu kacansan yahay aanay taasi xidhiidh la lahayn dhinaca dhaqaalaha ee ay tahay mid xidhiidh la leh dhinaca xaaskiisa.Daraasadan laga sameeyey qoysas badan ayaa muujisay in nolosha wanaagsan ee qoyska aanay ku xidhnayan dhaqaalaha iyo hantida ay leeyihiin laakiin ay tahay wanaagga gabadha qoyska. Nolosha wanaagsan ee qoyska ayaa ka soo burqanaysa wanaaga labada qof. Daraasad kale oo oo uu sameeyay Prof. Todd Kashdan oo ka tirsan Jaamacadda George Mason laguna daabacay Wargeyska Personality ayaa cadaysay in dumark...

maxay tahay sabta ay fruidka iyo qudaartu ay uu muhiimad sare uguleyihiin caafimaadkeena?

Waa maxay sabobta ay khudrada iyo fruit ku ay mihiimad sare ugu leedahay caafimaadka? Bismillahi walxamdulilah wa salaatu wasalaamu calaa Rasuuli Allah. Asalaamu Calaykum Warxmatullahi Wabarakatuh. Qaadashada khudrada (xawaashka) iyo fruitka (fawaakih) waxa ay u fiican tahay caafimaadka. Iyadoo khudaartu ay ka hortagto xanuuno aad u faro badan sida, kansarka, cudurrada wadnaha, dhiigkarka, cajilka (baruurta) iyo cudurada macaanka. Miraha iyo khudaarta kala duwan waxaa ku jira maadooyin ama walxo kala duwan oo ukala baxaya Vitamins, Minilars iyo Antioxidant. Walxan oo mid waliba uu ka qayn qaadanayo dhisida jidhkaaga iyo ka hortaga cudurada iyo in uu jidhku is duqaynin iyo waliba waxaad ka maarmi kartaa isticmaalka daawooyinka. Cudurka kansarka iyo cudurada ku dhaca wadnuhuba waa cuduru soo jiitamaa ah oo muddo soo socda. In markaa uu qofku bilaabo cunida khudarada wakhti hore , laga bilaabo xiliga ababinta ilmaha ilaa maraca uu qofwan noqdo uu sii cuno, waxay ka hortag...

Daawooyinka laysku cadeeyo iyo noocyadooda iyo halista noockastahalkaan la akhriso

Daawooyinka loo isticmaalo in la isku caddeeyo maahan wax caafimaadka u roon inkastoo ay sii kala daranyihiin oo ay jiraan qaar halis ah oo keeno kansarka maqaarka iyo dhibaatooyin kalaba. Daawooyinka la isku caddeeyo waa dhowr nuuc wayna kala daran yihiin: 1- Nuuc lagu daray daawada loo yaqaano  "Steroid-ka" waa daawo lagu daaweeyo xanuuno badan oo jirka ku dhaca, waxaana laga qaataa qiyaas loogu talagalay, qofkane joogto looma siiyo maadaama ay waxyeello jirka u gaysato, laakiin daawooyinka la isku caddeeyo waxaa lagu soo daraa qiyaas aad u badan oo daawadaan ah iyadoo halis galinayso qofka caafimaadkiisa, warbixin ku 2- Nuuc ka samaysan waxyaabo yareeya midabka maqaarka ee loo yaqaano  "Melanin"  waxyaabahaas oo qaarkood mamnuuc ka ahd dunida oo aan lagu soo dari karin laakiin shirkadaha qaar way ku soo qariyaan, waxaana ka mid ah maadada loo yaqaano "Mercury" oo sun ah haddii jirka u gudubto waxayna keentaa Kansarka maqaarka, halkaan ka akhriso kareem ...

sidaa wajiga ku cadayn lahay oo aad kunuurin lahayd

wajigaaga cadee oo nuuri kuna soo ceki midabkii eebe kusiiyay ee kaa qayirmay ogow kuwaan wax kuma tarayaan hadadan ahayn qof biyo kufilan cabo ama furuud badan aan cunin lkn intaa iyo waxaa isku dartaaa biyo badan oo aad cabto iyofuruudkaad badsato iyo hurdo fican aad  seexato haduu midabkaagii kuu soo noqan waayo waxkalaa  qaldan Cadaynta wajiga Waxay ka koobantahay 1. Shunburo 2. Huruud 3. Caano 4. saliid Saytun laws ama malab Qaabka isticmaalka So qado saxan yar kushub hal malqacad shuburo ah malqacad huruuda ku dar caano , iyo salida lawska almond oil, haku darin wax biya ah , kadib kumaydh biyo aad ku dartay rose water ama biyaha ubaxa ,

SISIN QAYBTA KOOWAD 1

SISIN QAYBTA KOOWAD 1 Sisintu waa dalag kamid ah kuwa eeba nagu maneeystay ee dhuulkeena kabaxada waana geed faa’ida badan waxey ukala baxdaa laba nooc oo kala ah madow iyo cadaan. Sinsinto waxaa la isticmaali jiray mudo horay iyadoo siyaabo kala duwan loo isticmaali jiray mar waaa dheefsiin ama cunto, subgasho, shidaal lagu shido feynuusaha markalane waa dawo caajib ah hadii aan eegno dha nka isticmaalka sisinta 1:isku dar sisin iyo sonkor kadibna isku shiid waxaa lagu magacaaba mac-macaan ama (xalaawi) taaso goosar looga dhigo rootiga ama canjeerada laguna qaxweyo,sidaas si la mid ah hadii caano lagu qaso la siyo caruurta nafaqa darada dilotay waa u dawo. 2:waxaa lagu qurxiyaa rootiga iyo doolshada oo ay bilic usameyso sidoo kale waxaa laga dhigtaa cabitaan inta la shiido iyo caano, dadka qota beeraha waxay ku magacaaban caano beeray. Dhanka kale waxaa laga soo saaras saliid taaso ukala baxdo laba qeeybood oo kala ah qabow iyo kuleeyl micnaheydana ay kala tahay mid lagubay i...

sisinta maxaa kataqaan qabti labaad

Sin-sin Qaybta labaad Qaybtii waxaan ku soo sheegnay in ay daawo u tahay qaybo fara badan oo jirka hadii laga baaqsado cunid iyo marsashada intaba lana badsado saliid cadeyda, waxaa aad durbadiiba daremaysa isdhin ku dhaca dhinacyada kala ah xibnaha maqalka, xibnaha urinta, arag yari indhaha, tabardari lafaha iyo awood la’aan xibnaha jirka intiisa kale . Baaris dheer uu sameyay prof: kamaludin xasan ee uu bare ka yahay jaamacada malik sacuud ee riyaad dalka sacudi arabia, ayaa uu ka daalacaday 1999 in ay ka soo saarto shirkada la yirahdo FAIS ee dalka maraykanka ku taalo in ay u adegsato kordhinta awooda raganimada taaso ay ku shegen habayarate in aysan lahayn wax dhibato ah xaga caafimaadka. Dhanka kale prof: kamaludin waxa kale uu ku shegay baristisa in ay si-sinta ku jiraan maadooyin caawiya habdhiska taranka samayn wayn ku leh, taaso cunitankeda ay ka dhashaan unugyada daremaysha ay ka helan firfirconi ama unugyada howlgabka noqday ay u kordhiyaan iska difaaca cudurka ku...

sabuulka ama galayda maxaa kala socotaa faaidadiisa ama khasaarihiisa

SABUUL GALEEY Sabuul galeey waxa uu kamid yahay waxyaabaha lagu tiriyo qudrada aad iyo aadka u faaido badanthay, waxana loo diyaariyaa sida dubis, huuris iyo daango. Dubis: waaa adigo ku dubo dab dhuxul ama olol. Huuriska: waa adigo ku kariya biyo isagoo sidiisa ah. Daango: waa adigo ku duba dufan sida saliid oo kale.  Sabuulka waxaa laga isticmaalaa caalamka oo idil cunidiisa waxa uu kordhiyaa awooda jirka ama adkaysi uu ka helo qofka, waxana ku jira in badan oo buusho ah taaso loo yaqaano (fibers) oo ka ilaalisa qabsan xanuunka. Sabuulka galay waxa uu dawo u yahay, kilyaha, kaadi haysta iyo kansarka, waxa kale uu hoos u dhigaa cudurka baabasiirka, sabuulka waxaa loo qaataa dheefshiid xumida waxaana ku jira waxyaabaha aadka ugu baahan jirka. Sida: > Niacin and Thiamine oo Vitaminada la’aantoda shaqo samayn Karin, sido kale firfirconi geliso maskaxda iyo neerfaha si dhiiga ugu cusbonaysiyaan. Vitaminda ku jira waxa ka mid ah Vit B, E, A. sido kale macaadinta waxa k...

basasha iyo faaidooyinkeeda maxaa kala soco taa sawirka ku dhufo si aad u akhriso

Basasha  Dadka qaar  waxay jecelyihiin  iyadoo bisil qaarna waxay jecelyihiin ayadoo aan bisleen oo ceyriin sikastaba ha ahaate maanta waxaan  warbixin idinka heynaa Basasha iyo wax qabadkeeda ku soo dhawada. 1: Basasha waxay yareysaa ama hoos dhigta Xanuunka Shinida          markey ku qaniinto 2:  waxay u roontahay infakshanada ku dhaca Kadida  sida Kilyaha, kaadi hesta. 3:  waxay u roontahay ama u fiicantahay Cudurada ku dhaca Dhuunta  sida Hergebka iyo Qufaaca 4:  waxay kaa difaacee Cuduro fara badan oo ku soo werari lahaa  5:   waxay ka hortagtaa Ilka Xanuunka iyo Afka oo infakshan ku dhaca 6:   waxay u roontaay ama yareysaa Calool Xanuunka  waxaa kaloo lagu Daweyaa Dhiig yarida 7:    waxay  u fiicantahay ama yareysaa  Dheg Xanuunka  8:   waxay joojisa in Cudurka Kansarka ku faafo jirka 9:  waxay Hagaajisa ama labeelaata ka dhigta Dhiiga Sonkorta ...