"ref_"; Skip to main content

cudurka afqurunka /mataqaan qof xaladaan kacabanaya fadlan gaarsii










Af-qurunka ama waxa loo yaqaanno
“Halitosis” waa xaalad qofku ka soo
saarayo afkiisa hawo uraysa, taasoo ka
duwan af-urka subaxii lala soo tooso,
kaasoo ku baab’a nadiifinta ilkaha. Af-
qurunka ma laha wax xuduud ah, umana kala soocno dadka da’dooda,
noocooda iyo xaaladooda iyo
dhaqaalaba,
intaa waxaa sii dheer in af-qurunku u
keeno qofka niyad jab aad u daran
taasoo keenaysa in qofku ka fogaado dadka iyo la hadlakoodaba, xitaa uusan u
sheeganin dhibaatadiisa dhakhaatiirta.
Badanaa niyad jabkaan waxay ka
dhalata in dadka qaba af-qurunka aysan
dareemi karin dhibaatada haysata illaa
ay ka ogaadaan dad kale. kadibne ay keenayso in ay ka go’aan bulshahda
kana doorbidaan kalinimada.
Maxaa keeno af-qurunka?
Waxaa loo kala qaadaa sababha keeno
af-qurunka laba qeybood oo kala ah:
1: Caafimaad darro ka baxsan ilkaha. 2:Infekshan ama caabuq ku dhaca
jeebabka sanka iyo afka u dhaxeeyo
(Sinusitis) ama qalad ka jira qaab-
dhismeedka lafta oo qofku ku dhashay.
– Qooman
– Sanbabada oo qofku ka jiranyahay (khaas ahaan cudurrada malax-samayska
ee sanbabada “suppurative lung
diseases)
– Hawlgabka kilyaha (qashinkii kilyaha
jirka ka saari jiray oo hawo ahaan loo
soo saaro sida kaadida “urea”) – Hawlgabka beerka (qashinkii beerka
jirka ka saari jiray oo hawo ahaan loo
soo saaro)
– Cudurada ku dhaca dhiigga
– Sonkorowga
– Xamiitada oo jirata – Kaankaro – Cillad dheefshiid
– Cunnooyinka qaar Caafimaad darro ka
timid ilkaha – Bolol ilkaha ah
– Ciridka oo jirran
– Infekshan ilkaha ah ama carun
– Kaankarada ilkaha ah – Af-qaleelka (daawooyinka iyo
cudurrada qaar ayaa keeno af-qaleelka) –
Daawooyinka sanka lagu dhibciyo
– Xasaasiyada cabburka keento
– Bakteeriyda hawo la’aanta oo ku
badato afka ama sanka. 90% oo ka mid ah waxyaabaha keeno
af-qurunka waxay ka timaadaa
bakteeriyada qurmiska oo afka ku korto,
taasoo ka dhalata cudurrada aan kor ku
soo xusnay.
Daaweeyn la hubo wax tarkeeda kuna siman muddo 45 maalmood ah kala soo
xiriir dhaqaatiirta page kan ka howl
gasha. Mahad sanidiin

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...