Basasha Dadka qaar waxay jecelyihiin iyadoo bisil qaarna waxay jecelyihiin ayadoo aan bisleen oo ceyriin sikastaba ha ahaate maanta waxaan warbixin idinka heynaa Basasha iyo wax qabadkeeda ku soo dhawada.
1: Basasha waxay yareysaa ama hoos dhigta Xanuunka Shinida markey ku qaniinto
2: waxay u roontahay infakshanada ku dhaca Kadida sida Kilyaha, kaadi hesta.
3: waxay u roontahay ama u fiicantahay Cudurada ku dhaca Dhuunta sida Hergebka iyo Qufaaca
4: waxay kaa difaacee Cuduro fara badan oo ku soo werari lahaa
5: waxay ka hortagtaa Ilka Xanuunka iyo Afka oo infakshan ku dhaca
6: waxay u roontaay ama yareysaa Calool Xanuunka waxaa kaloo lagu Daweyaa Dhiig yarida
7: waxay u fiicantahay ama yareysaa Dheg Xanuunka
8: waxay joojisa in Cudurka Kansarka ku faafo jirka
9: waxay Hagaajisa ama labeelaata ka dhigta Dhiiga Sonkorta
10: Waxay yareysaa Xanuunada ku dhaca meelah lalaabma oo dhan