"ref_"; Skip to main content

SISIN QAYBTA KOOWAD 1







SISIN QAYBTA KOOWAD 1

Sisintu waa dalag kamid ah kuwa eeba nagu maneeystay ee dhuulkeena kabaxada waana geed faa’ida badan waxey ukala baxdaa laba nooc oo kala ah madow iyo cadaan.

Sinsinto waxaa la isticmaali jiray mudo horay iyadoo siyaabo kala duwan loo isticmaali jiray mar waaa dheefsiin ama cunto, subgasho, shidaal lagu shido feynuusaha markalane waa dawo caajib ah hadii aan eegno dhanka isticmaalka sisinta
1:isku dar sisin iyo sonkor kadibna isku shiid waxaa lagu magacaaba mac-macaan ama (xalaawi) taaso goosar looga dhigo rootiga ama canjeerada laguna qaxweyo,sidaas si la mid ah hadii caano lagu qaso la siyo caruurta nafaqa darada dilotay waa u dawo.

2:waxaa lagu qurxiyaa rootiga iyo doolshada oo ay bilic usameyso sidoo kale waxaa laga dhigtaa cabitaan inta la shiido iyo caano, dadka qota beeraha waxay ku magacaaban caano beeray.

Dhanka kale waxaa laga soo saaras saliid taaso ukala baxdo laba qeeybood oo kala ah qabow iyo kuleeyl micnaheydana ay kala tahay mid lagubay iyo mid aan lagubin waxaan ula jeedaa mida geedka macsarada ama geela laga dhaliyo wa mid dhameestiran fa’idadeyda waana saliidd qaboow ah mida lagubay oo kuleelka ah waa mida makiinada shiida balse ladoor bidi lahaa mida geela laga dhaliiyo dhanka kale caafimadka dadkii horay waxay u qadan jireen cudarada kala ah jabtada ama galaha, calool fadhiga,qaras baxa i.w.m.

Saliida sisinta waa daal bi’iso, adigo daalan hadii aad marsato saliid macsarada 20 daqiiqo kadibna biyo qandaca ah ku qabaysato waxaa aad ka helaysaa firfircooni iyo farxad.

saliida sisinta mug ahaan wa looqadan kara cabitaan marna waxa looqadan karaa ku darsasho cunada qeybaheda kala duwan waxaa xaqiiqdi ka buuxa curiyaal an laso koobi Karin oo aadamigu waxtar uleh haba yaraate wax dhib ah u laheyn waxaa kamid ah macaadinta, foosfoor oo neerfaha dhan uroon, kaalsiyam lafaha iyo ilkahaba looqato, magniisiyam oo sonkorta daawa u ah .waxaa kale oo ku jira zinc, maganiis, botaasiyam, birta iyo fitamiinada kala ah Vit B ,Vit B2 ,B6 Vitamin Vit E, Vit A, Vit C.

F:G: waxay leedahay qaybo kale oo loga hadli doono faa’idadeeda lasoco.

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa...