Subax wanagsan asxbta saka waxan idiin. wadaa qoraalyar oo faaiido badan xanbarsan.
Wayadaan tijaaboyin bn kumaqnaa waxaan soo wadnaa qoraalo Xiso badan
Manta waa sida ugu sahlan ee aada
Cagacmaha kucadaynkarto adoo jikada
joogo.
1 qado Cano ah.
2qaado sonkorta.
3jeexliindhanaana.
4qaado Malab ah.
5 qado huruud ah. warqada faraha laysaga tiro.
Sidaan isugu dhar.
Caanaha Kudar sonkorta.
liinta kutuuji.
Huruud Kudar.
Malabka my dad.
Sifiica isuguqas.
Kadib liinta qolofkeeda soodarso oo canta ku xoq sifican ugu duug oo meelaha modmadow iyo xubnaha korkoda mari
Kadib waraaqda faraha laysaga Tiro sooqado sifican oodabacsan ugu tirtir kadib biyo aan kululayn aana qaboobayn kudhaq
Markaa mari kareenkaa jeceshay ee aad isticmaashid
Jasaakalaahu khayra Sxbta
Hadii qaraalkaan aad kaheshay ama uukucaawiyay fadlan lawadaag waalkaga aan wali akhrisan