"ref_"; Skip to main content

sisinta maxaa kataqaan qabti labaad


Sin-sin Qaybta labaad
Qaybtii waxaan ku soo sheegnay in ay daawo u tahay qaybo fara badan oo jirka hadii laga baaqsado cunid iyo marsashada intaba lana badsado saliid cadeyda, waxaa aad durbadiiba daremaysa isdhin ku dhaca dhinacyada kala ah xibnaha maqalka, xibnaha urinta, arag yari indhaha, tabardari lafaha iyo awood la’aan xibnaha jirka intiisa kale .
Baaris dheer uu sameyay prof: kamaludin xasan ee uu bare ka yahay jaamacada malik sacuud ee riyaad dalka sacudi arabia, ayaa uu ka daalacaday 1999 in ay ka soo saarto shirkada la yirahdo FAIS ee dalka maraykanka ku taalo in ay u adegsato kordhinta awooda raganimada taaso ay ku shegen habayarate in aysan lahayn wax dhibato ah xaga caafimaadka.
Dhanka kale prof: kamaludin waxa kale uu ku shegay baristisa in ay si-sinta ku jiraan maadooyin caawiya habdhiska taranka samayn wayn ku leh, taaso cunitankeda ay ka dhashaan unugyada daremaysha ay ka helan firfirconi ama unugyada howlgabka noqday ay u kordhiyaan iska difaaca cudurka ku dhaca brotatada.
Saliida si-sinta waxa ku jira Vitamin-ka E oo uu dhaliyo kordhinta habdhiska taranka, KALSIUM-ka ku jirana waxa uu qayb wayn ka qaata xiriirka lafdhabarka iyo maskaxda, (Seesamyn, Sasamol and CisseMall.) waa maadoyin kale yarashaha ay yaratana dhalin kara tamardaro, (Linoleic Acid) waxa ay sababta maqnashaheda ay jirka ka maqnato in uu daremo maqarka jirka borowga, cuncunka, cambaarta, dildilaaca I.WM.
Hadaba qofka qaangaarka ah waxa uu u baahan yahay in uu istcimaalo maalintii 2 qaado ama 12 Garam oo saliid macsaro ah balse caruurta aan qaangaarka ahayn wa in ay isticmalan 4-8 grm maalin waliba taaso ay u dheeli tirayso baahida uu qabo jirka in uu ku guto howlihiisas.
Prof: kaamaludin isaga oo wato baaristisa ayu yiri ‘tijaaboyinka aan samaynay waxan ku aragnay dad qabay cudurka borostatada oo qalin u diyaarinay in ay ka bogsooden isticmaalka saliid si-sinta kadib’, sido kale dadka ka cawda hoos u dhaca jinsiga kor ukac ayay u yeesha, sidaas si lamid ah waxay wax ka tartaa dhiigkarka taaso ay balaariso halbowlayasha dhiiga qaada kana ilaaliso subaga saddaxlayda ah SHL CHL CDH taaso ay yarayso saliiid macsarada in aysan qofkisa u yeelan wadno xanuun iyo sambabada oo qaadi waayo neefta.
Waxa kale uu ku sheegay baaristisa cabida la cabo saliid macsarada in ay difaac u tahay dhalashada boog calooleedka ama GASTRIC, dhanka kale dumarka waxay u kordhisa ugxanta iyo habdhiska daremayasha taaso aan wax yeelo lahayn xagga caafimaadka haba yaraate, dhanka Kalastarolka saliida macsarada waxa ku jira cusboyinka kala ah 40%-60% waa (Glycerin) 37%-49% waa (Alaaonolak Acid) 35%-48 waa (Alpetric Acid) 7%-9% waa (Stearic acid) waxa so haray waa 4%-5% aan lahayn wax kalastarol ah.
Waxa kale ay daawo u tahay Romatisimka, Berka, Kilyaha, Wareerka,Caanaha hooyada oo yarayso iyo in aan loo gaarinba Hamiinisow ama indha la’aanta, dubaaxida jirka iyo caloosha, maqalka oo yarado, dheerenta timaha daadasho kadib, calool fadhi iyo cudurada maqaarka.
F:G: ma qaadan karaan dadka qaba cudurada Beerka, Tiifowga iyo Calool shubanka. 

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...

"Spreading Joy, One Handbag at a Time: My Kate Spade Obsession"

Spreading Joy with Kate Spade New York Hey, friends! Are you ready to add a pop of color and a dash of whimsy to your daily life? I'm thrilled to share with you my latest obsession: Kate Spade New York! _A Brand That Embodies Joy_ Kate Spade New York is more than just a brand - it's a lifestyle. It's about embracing the playful, the colorful, and the unexpected. From stylish handbags to chic accessories, Kate Spade New York's designs are sure to put a smile on your face. _Timeless Designs with a Twist_ What sets Kate Spade New York apart is its unique blend of classic sophistication and modern playfulness. Each piece is carefully crafted to add a touch of personality to your outfit, making you stand out from the crowd. _Treat Yourself to a Little Kate Spade Magic_ Ready to experience the joy of Kate Spade New York for yourself? Click the link below to explore their latest collection: https://shopstyle.it/l/clrdU Happy shopping, and don't forget to spread a little jo...