Marabtaa intintaadu ay kugu darmato/dheerer ah 2-3inchi mudo bil ah kudhufo sawirka si aad u ogaaato oowada akhri qoraaka
Waa markale iyo tijaabooyinkaa kumaqnaa wayadaan Maanta waxaan idiin wadaa waxyaabihii aan madaxayga ama tintayda aan uticmaalay bilihii lasoo dhafay oo aan tijaabo kuwaday taas oo kamid ah tijaabiyin aan samaynayay mudadaanba dhaaman jirkayga wan idinla wadaagi doonaa Insha alaah wixii aan natiijo fican kasoo helo
Taasi waa saliida saytuunka /Olive oil
Saliidaan waxaan u isticmaalay siyaabo aad u badan sidaa bixinta Tinta qurxinta dhalaalinta iyo nafaqaynta alx waxaan kahelay faaidoyin aan lasoo kobikarin hada ugu yaraan waxaa tintayda kudarsantay 2-3inchi dherer ah dhalaal iyo quruxdana lamasoo kobikarin
Siyaabahaan u isticmaalay waxan kasooqadanayaa qaybtaa bixinta iyo nafaqaynta aan u isticmaalay waana sidan
Sooqado saliida saytuunka iyo ukunta inta jaalaha ah ogow timaheenu isma le eka qofba inbay la egyihiin marka kuma siinkaro qiyaasta tintaada marka isticmaal intii kugu filan oo ukun ah lkn saliida waa in ay aad uga badnaataa ukunta waana in ay noqotaa saliid Maxa kadado oo aad Ugabadan iskudar ukunta inta jaalaha ah iyo saliidsaytuuka iskuqas ila 3daqiiqo kadib qaybi timahaaga oo qaybkastaa kumasaagee amaku duug aad udhexgali Madaxa ilaa lafta kadib kulaalaab oo bac kuxir una daa intaa awoodo 30daqiiqo-1:00Saac
Kadib kudhaq biyo aan kulayl ahayn udaa hawadu haqalajiso ha isticmaalin foineeye
Saa kuwad week kast ama asbuuckasta halmar ama labjeer