"ref_"; Skip to main content

qayka wanagsan waagabadha wanagsan







Cilmi baadhis ay sameeyeen koox aqoonyahno laguna daabacay wargeyska Asawaaj ayaa cadaysay in sirta nolosha wanaagsan ee qosyku ay ku xidhan tahay dhaqanka iyo akhlaaqda ay gabadhu leedahay.
Mr.Deibor Kair oo isagu daraasadan qayb ka ahaa ayaa sheegay in wareerka iyo kalsooni la’aanta ku dhacda qoyska ay inta badan ka imanayso dhinaca gabadha, taasi oo ay ugu wacan tahay caadifadda oo ku badan.
Waxa kale oo uu sheegay Mr.Kair in raga inta badan dareenkoodu uu kacansan yahay aanay taasi xidhiidh la lahayn dhinaca dhaqaalaha ee ay tahay mid xidhiidh la leh dhinaca xaaskiisa.Daraasadan laga sameeyey qoysas badan ayaa muujisay in nolosha wanaagsan ee qoyska aanay ku xidhnayan dhaqaalaha iyo hantida ay leeyihiin laakiin ay tahay wanaagga gabadha qoyska.
Nolosha wanaagsan ee qoyska ayaa ka soo burqanaysa wanaaga labada qof. Daraasad kale oo oo uu sameeyay Prof. Todd Kashdan oo ka tirsan Jaamacadda George Mason laguna daabacay Wargeyska Personality ayaa cadaysay in dumarka ragooda u mahad naqaa ay ka nolol wanaagsan yihiin kana cimri dheer yihiin kuwa kale ee buuqa badan.  Daraasadan ayaa cadeysay  in dumarku ka awood badan yihiin kagana saamayn badan yihiin raga dhinaca qoyska. Daraasadan ayaa intaasi raacisay inay suurtagal tahay in gabadhu ay nolol fiican oo degan ku noolaan karto marka ay odaygeed si fiican isla jaanqadaan ulan dhaqanto.

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...