"ref_"; Skip to main content

Posts

cudurka afqurunka /mataqaan qof xaladaan kacabanaya fadlan gaarsii

Af-qurunka ama waxa loo yaqaanno “Halitosis” waa xaalad qofku ka soo saarayo afkiisa hawo uraysa, taasoo ka duwan af-urka subaxii lala soo tooso, kaasoo ku baab’a nadiifinta ilkaha. Af- qurunka ma laha wax xuduud ah, umana kala soocno dadka da’dooda, noocooda iyo xaaladooda iyo dhaqaalaba, intaa waxaa sii dheer in af-qurunku u keeno qofka niyad jab aad u daran taasoo keenaysa in qofku ka fogaado dadka iyo la hadlakoodaba, xitaa uusan u sheeganin dhibaatadiisa dhakhaatiirta. Badanaa niyad jabkaan waxay ka dhalata in dadka qaba af-qurunka aysan dareemi karin dhibaatada haysata illaa ay ka ogaadaan dad kale. kadibne ay keenayso in ay ka go’aan bulshahda kana doorbidaan kalinimada. Maxaa keeno af-qurunka? Waxaa loo kala qaadaa sababha keeno af-qurunka laba qeybood oo kala ah: 1: Caafimaad darro ka baxsan ilkaha. 2:Infekshan ama caabuq ku dhaca jeebabka sanka iyo afka u dhaxeeyo (Sinusitis) ama qalad ka jira qaab- dhismeedka lafta oo qofku ku dhashay. – Qooman – Sanbabada oo qofk

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa

qayka wanagsan waagabadha wanagsan

Cilmi baadhis ay sameeyeen koox aqoonyahno laguna daabacay wargeyska Asawaaj ayaa cadaysay in sirta nolosha wanaagsan ee qosyku ay ku xidhan tahay dhaqanka iyo akhlaaqda ay gabadhu leedahay. Mr.Deibor Kair oo isagu daraasadan qayb ka ahaa ayaa sheegay in wareerka iyo kalsooni la’aanta ku dhacda qoyska ay inta badan ka imanayso dhinaca gabadha, taasi oo ay ugu wacan tahay caadifadda oo ku badan. Waxa kale oo uu sheegay Mr.Kair in raga inta badan dareenkoodu uu kacansan yahay aanay taasi xidhiidh la lahayn dhinaca dhaqaalaha ee ay tahay mid xidhiidh la leh dhinaca xaaskiisa.Daraasadan laga sameeyey qoysas badan ayaa muujisay in nolosha wanaagsan ee qoyska aanay ku xidhnayan dhaqaalaha iyo hantida ay leeyihiin laakiin ay tahay wanaagga gabadha qoyska. Nolosha wanaagsan ee qoyska ayaa ka soo burqanaysa wanaaga labada qof. Daraasad kale oo oo uu sameeyay Prof. Todd Kashdan oo ka tirsan Jaamacadda George Mason laguna daabacay Wargeyska Personality ayaa cadaysay in dumark

maxay tahay sabta ay fruidka iyo qudaartu ay uu muhiimad sare uguleyihiin caafimaadkeena?

Waa maxay sabobta ay khudrada iyo fruit ku ay mihiimad sare ugu leedahay caafimaadka? Bismillahi walxamdulilah wa salaatu wasalaamu calaa Rasuuli Allah. Asalaamu Calaykum Warxmatullahi Wabarakatuh. Qaadashada khudrada (xawaashka) iyo fruitka (fawaakih) waxa ay u fiican tahay caafimaadka. Iyadoo khudaartu ay ka hortagto xanuuno aad u faro badan sida, kansarka, cudurrada wadnaha, dhiigkarka, cajilka (baruurta) iyo cudurada macaanka. Miraha iyo khudaarta kala duwan waxaa ku jira maadooyin ama walxo kala duwan oo ukala baxaya Vitamins, Minilars iyo Antioxidant. Walxan oo mid waliba uu ka qayn qaadanayo dhisida jidhkaaga iyo ka hortaga cudurada iyo in uu jidhku is duqaynin iyo waliba waxaad ka maarmi kartaa isticmaalka daawooyinka. Cudurka kansarka iyo cudurada ku dhaca wadnuhuba waa cuduru soo jiitamaa ah oo muddo soo socda. In markaa uu qofku bilaabo cunida khudarada wakhti hore , laga bilaabo xiliga ababinta ilmaha ilaa maraca uu qofwan noqdo uu sii cuno, waxay ka hortag

Daawooyinka laysku cadeeyo iyo noocyadooda iyo halista noockastahalkaan la akhriso

Daawooyinka loo isticmaalo in la isku caddeeyo maahan wax caafimaadka u roon inkastoo ay sii kala daranyihiin oo ay jiraan qaar halis ah oo keeno kansarka maqaarka iyo dhibaatooyin kalaba. Daawooyinka la isku caddeeyo waa dhowr nuuc wayna kala daran yihiin: 1- Nuuc lagu daray daawada loo yaqaano  "Steroid-ka" waa daawo lagu daaweeyo xanuuno badan oo jirka ku dhaca, waxaana laga qaataa qiyaas loogu talagalay, qofkane joogto looma siiyo maadaama ay waxyeello jirka u gaysato, laakiin daawooyinka la isku caddeeyo waxaa lagu soo daraa qiyaas aad u badan oo daawadaan ah iyadoo halis galinayso qofka caafimaadkiisa, warbixin ku 2- Nuuc ka samaysan waxyaabo yareeya midabka maqaarka ee loo yaqaano  "Melanin"  waxyaabahaas oo qaarkood mamnuuc ka ahd dunida oo aan lagu soo dari karin laakiin shirkadaha qaar way ku soo qariyaan, waxaana ka mid ah maadada loo yaqaano "Mercury" oo sun ah haddii jirka u gudubto waxayna keentaa Kansarka maqaarka, halkaan ka akhriso kareem

sidaa wajiga ku cadayn lahay oo aad kunuurin lahayd

wajigaaga cadee oo nuuri kuna soo ceki midabkii eebe kusiiyay ee kaa qayirmay ogow kuwaan wax kuma tarayaan hadadan ahayn qof biyo kufilan cabo ama furuud badan aan cunin lkn intaa iyo waxaa isku dartaaa biyo badan oo aad cabto iyofuruudkaad badsato iyo hurdo fican aad  seexato haduu midabkaagii kuu soo noqan waayo waxkalaa  qaldan Cadaynta wajiga Waxay ka koobantahay 1. Shunburo 2. Huruud 3. Caano 4. saliid Saytun laws ama malab Qaabka isticmaalka So qado saxan yar kushub hal malqacad shuburo ah malqacad huruuda ku dar caano , iyo salida lawska almond oil, haku darin wax biya ah , kadib kumaydh biyo aad ku dartay rose water ama biyaha ubaxa ,

SISIN QAYBTA KOOWAD 1

SISIN QAYBTA KOOWAD 1 Sisintu waa dalag kamid ah kuwa eeba nagu maneeystay ee dhuulkeena kabaxada waana geed faa’ida badan waxey ukala baxdaa laba nooc oo kala ah madow iyo cadaan. Sinsinto waxaa la isticmaali jiray mudo horay iyadoo siyaabo kala duwan loo isticmaali jiray mar waaa dheefsiin ama cunto, subgasho, shidaal lagu shido feynuusaha markalane waa dawo caajib ah hadii aan eegno dha nka isticmaalka sisinta 1:isku dar sisin iyo sonkor kadibna isku shiid waxaa lagu magacaaba mac-macaan ama (xalaawi) taaso goosar looga dhigo rootiga ama canjeerada laguna qaxweyo,sidaas si la mid ah hadii caano lagu qaso la siyo caruurta nafaqa darada dilotay waa u dawo. 2:waxaa lagu qurxiyaa rootiga iyo doolshada oo ay bilic usameyso sidoo kale waxaa laga dhigtaa cabitaan inta la shiido iyo caano, dadka qota beeraha waxay ku magacaaban caano beeray. Dhanka kale waxaa laga soo saaras saliid taaso ukala baxdo laba qeeybood oo kala ah qabow iyo kuleeyl micnaheydana ay kala tahay mid lagubay i