"ref_"; Skip to main content

Posts

Maski/wajinadiifiye aad u isticmaali karto waji kaste nooocuu doono ha ahaadee

Asc asxbay qaligaa waxaan idiin wadaa maski/wajinadiifiye aad u isticmaali karto waji kaste midka saliida leh midka qalalana midka dhexdhexadka ah een qalalny saliida badan lahayn kan nabraha leh kaanlahayn kanhaaraha leh kaan lahayn kan madow kan cas kan cad  noockastoo waji yahay waa u isticmaali kartaa lkn hadaa xasaasiyad leedahay wajiga haygabilaabin ee qoorta kutiyaabi 1huruud 2rice flour /burka bariiskaa ama bariiska caadigaa shiid/tun oo bita kadhig 3 caanogaroor/suusac/day hadabkaa haysano 4 Malab Iyo hadii wajigaaga qalayl yahay saliid saytuun/qumbe/Alman oil saliida lowska hadba kaahaysato isticmaalo Imtaan korkusooshegay isku dar sifican qas mari wajiga udaa intaa awoogo uguyaran 30daqiiqo Kadib biyo caadiya isaga dhaq Hadii aadkahesho qoraalkaan fadlan shergaree oolawadag asxbtada   mahadsanid

Marabtaa intintaadu ay kugu darmato/dheerer ah 2-3inchi mudo bil ah kudhufo sawirka si aad u ogaaato oowada akhri qoraaka

Waa markale iyo tijaabooyinkaa kumaqnaa wayadaan  Maanta waxaan idiin wadaa waxyaabihii aan madaxayga ama tintayda aan uticmaalay bilihii lasoo dhafay  oo aan tijaabo kuwaday  taas oo kamid ah tijaabiyin aan samaynayay  mudadaanba dhaaman jirkayga wan idinla wadaagi doonaa Insha alaah wixii aan natiijo fican kasoo helo Taasi waa saliida saytuunka /Olive oil Saliidaan waxaan u isticmaalay siyaabo aad u badan  sidaa bixinta Tinta qurxinta  dhalaalinta iyo nafaqaynta   alx waxaan kahelay faaidoyin aan lasoo kobikarin  hada ugu yaraan  waxaa tintayda kudarsantay 2-3inchi dherer ah dhalaal iyo quruxdana lamasoo kobikarin Siyaabahaan u isticmaalay waxan kasooqadanayaa qaybtaa bixinta iyo nafaqaynta   aan u isticmaalay  waana sidan Sooqado saliida saytuunka iyo ukunta inta jaalaha ah ogow timaheenu isma le eka qofba inbay la egyihiin marka kuma siinkaro qiyaasta tintaada  marka isticmaal intii kugu filan oo ukun ah lkn saliida waa in ay aad uga badnaataa ukunta waana in ay noqotaa  sali

Gacmahaga habka ugu sahlan ee aad ku cadaynkarto ama kudhalaalinkarto oo aad kujilcinkarto

Subax wanagsan asxbta saka waxan idiin wadaa qoraalyar oo faaiido badan xanbarsan.                                                                                                                  Wayadaan tijaaboyin bn kumaqnaa waxaan soo wadnaa qoraalo Xiso badan Manta waa sida ugusahlan ee aada cagmahaaga ku cadayn karto ama aad ku nadiifin karto adoo jikadaada joogo                                                                                                    1qaado Cano ah.                                                                                        2qaado sonkorta.                                                  3jeexliindhanaana.                                              4qaado Malab ah.                                                 5 qado huruud ah.        warqada farha laysaga tiro                                                                               Sidaan isugu dhar.                                              

Gacmahaga habka ugu sahlan ee aad ku cadaynkarto ama kudhalaalinkarto oo aad kujilcinkarto

Subax wanagsan asxbta saka waxan idiin.        wadaa qoraalyar oo faaiido badan xanbarsan.                                                                                                                 Wayadaan tijaaboyin bn kumaqnaa waxaan soo wadnaa qoraalo Xiso badan Manta waa sida ugu sahlan ee aada                                                Cagacmaha kucadaynkarto adoo jikada                                                                               joogo.                                                                       1 qado Cano ah.                                                                                        2qaado sonkorta.                                                  3jeexliindhanaana.                                              4qaado Malab ah.                                                 5 qado huruud ah.                                                 warqada faraha laysaga tiro.                                      

cudurka afqurunka /mataqaan qof xaladaan kacabanaya fadlan gaarsii

Af-qurunka ama waxa loo yaqaanno “Halitosis” waa xaalad qofku ka soo saarayo afkiisa hawo uraysa, taasoo ka duwan af-urka subaxii lala soo tooso, kaasoo ku baab’a nadiifinta ilkaha. Af- qurunka ma laha wax xuduud ah, umana kala soocno dadka da’dooda, noocooda iyo xaaladooda iyo dhaqaalaba, intaa waxaa sii dheer in af-qurunku u keeno qofka niyad jab aad u daran taasoo keenaysa in qofku ka fogaado dadka iyo la hadlakoodaba, xitaa uusan u sheeganin dhibaatadiisa dhakhaatiirta. Badanaa niyad jabkaan waxay ka dhalata in dadka qaba af-qurunka aysan dareemi karin dhibaatada haysata illaa ay ka ogaadaan dad kale. kadibne ay keenayso in ay ka go’aan bulshahda kana doorbidaan kalinimada. Maxaa keeno af-qurunka? Waxaa loo kala qaadaa sababha keeno af-qurunka laba qeybood oo kala ah: 1: Caafimaad darro ka baxsan ilkaha. 2:Infekshan ama caabuq ku dhaca jeebabka sanka iyo afka u dhaxeeyo (Sinusitis) ama qalad ka jira qaab- dhismeedka lafta oo qofku ku dhashay. – Qooman – Sanbabada oo qofk

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa