"ref_"; Skip to main content

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE








Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor.
Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado.
Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda.
Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu daaweeyo dheefshiid xumada, shubanka iyo calool majiirka, Waxaana ku jirta dhagayaraha maado u eg aashitada caloosha laga helo oo ka qeb qaadato shiididda cunnada iyo la dagaalanka bakteriyada caloosha.
Cilmi baarayaal ayaa waxa ay ogaaden intii ay ku howlanaayen baarista dhagayaraha in kansarka ku dhaca sanbabada iyo maqaarka uu dilo unugyada jirka sidaa awgeedne loo adeegsado dhagayaraha ka hortaga kansarka labadas nooc, sidoo kale baarista ayaa waxay sheegaysaa in ka hortag fiican u yahay kansarka ku dhaca caloosha, maadaama cunnoyinka sumaysan kansarka u keeni karo.
Sidoo kale dhagayaraha waxaa uu faa’ido uleyahay dejinta maskaxda, kordhinta xasuusta iyo furista codka oo xirma, wuxuu kale uroonyahay xibnaha oo dhan, sableyda, caloosha, kaliyaha, beerka, beer yaraha iyo xibnaha taranka waa markii lagu daro caanaha geela, sokorta hoos ayuu u dhigaa dhiigana guntun guntun ayuu ka ilaaliyaa.
Daraasad la sameeyay waxaa lagu sheegay in uu dilayo bahalada Caloosha gala sida goryanada iyo bagteriyada sido kale daraasada waxay sheegtay qofka markuu fuuqbaxayo hadii lasiiyo inuu joojiyo fuuqbaxa, waxaa kalo dajiyaa neerfayaasha habeenki hadii lacabo hurduu keenayaa adigo ka isticmaalyo koob biyo kuluul la dhig malgcad dhagayaro shiidan malintii seddex jeer cab.
F.G: faa’idoyinka faraha badan ee lagu shegay waxay ku jiraan saliidisa oo safi, isago cadi ahna waad isticaali karta.

Popular posts from this blog

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...

"Spreading Joy, One Handbag at a Time: My Kate Spade Obsession"

Spreading Joy with Kate Spade New York Hey, friends! Are you ready to add a pop of color and a dash of whimsy to your daily life? I'm thrilled to share with you my latest obsession: Kate Spade New York! _A Brand That Embodies Joy_ Kate Spade New York is more than just a brand - it's a lifestyle. It's about embracing the playful, the colorful, and the unexpected. From stylish handbags to chic accessories, Kate Spade New York's designs are sure to put a smile on your face. _Timeless Designs with a Twist_ What sets Kate Spade New York apart is its unique blend of classic sophistication and modern playfulness. Each piece is carefully crafted to add a touch of personality to your outfit, making you stand out from the crowd. _Treat Yourself to a Little Kate Spade Magic_ Ready to experience the joy of Kate Spade New York for yourself? Click the link below to explore their latest collection: https://shopstyle.it/l/clrdU Happy shopping, and don't forget to spread a little jo...