"ref_"; Skip to main content

3 Qaab Oo Loo Xaliyo Xamaasada Macaamiisha Xanaaqsan

macaamiisha xanaaqsanWaxaa jirra xaalado aad la kulmayso si lama filaan ah macaamil xanaaqsan oo tabanaya dhibaato, mar-marka qaarna ay dhacdo in qof ka maacaamilka uu yahay dad ka aan xakamayn karin shacuurtooda. Adiga dhan kaaga ujeedadu waxa ay tahay in aadan lumin qof kaa macaamilka ah iyo in aad ku qanciso adeega ama badeecada aad hayso.
NOQO QOF WANAAGSAN.
Marka aad wajahayso qof macaamil ah oo xanaaqsan, ugu horayn is deji adigu, ilaali erayada aad adeegsanayo si aad u qaboojiso macaamilka. Faham waxa uu dhibsanayo qof ka maacaamil ka ah , kuna talo gal in aad dareento dhibka haysta qof kaas adiga oo iska soo qaadayo in aad tahay sida macaamil kaa oo kale.
DULQAAD MUUJI.
Hadii qof ka macaamilka ahi rabo in uu qayliyo ama xanaaq iyo caro muujiyo, haku celin. Sababtu waxa ay tahay mar-marka qaar xanaaqa badan, qaylada iyo dareen uu muujiyo qof ka macaamilka ahi waxa ay banaanka u soo saartaa dareen xun iyo cuqdada ku jirta qofka. Waxaa dhacda in qof ku iskii u dego, caro baaba’o oo uu caadi noqdo marka waxa ku jirra ee xanaaqa ahi uu banaan ka u soo saaro. Adiga waxaa lagaa doonayaa in aadan caburin qofka macaamil ka ah iyo in aad muujiso naxariis iyo in aad dhagaysato. Way adag tahay markaa xitaa in qof ka oo xanaaqasan aad wax ka dhaadhiciso xitaa ay yahay mid fiican oo qof kaa macaamilka ah dani ugu jirto.
MUUJI XIRFAD.
arka qof ka macaamilka ahi iskii u dego, u caro baaba’o, waxa aad heli kartaa farsad aad kusoo bandhigto xal ama ilaa labo xal hadii ay suurtogal tahay adiga oo kala dooran siinaya qof ka macaamil ka ah tan isaga u fiican si aad u xaliso dhibka jira. Ujeedadu waxa ay tahay in qofka macaamilka ahi dareemo iqtiyaar uu ku kala dooran karo waxa uu rabo. Marna qofka haku ruuxin mid gaar ah iqtiyaar sii isaga.
W/Q: Abdulkadir Indo

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...