"ref_"; Skip to main content

maxaa kataqaanaa madada magnesiyamka mnafaqo.blogspot.com


Magnesium waa nooc ka mid ah minerals yada muhiimka ah ee uu jidhku u baahan yahay. Waxay ka mid tahay anti-inflammatory minerals oo ka hortaga cuduro aad u fara badan. Magnesium waxa ay ka mid tahay qaar ka mid ah in ka badan 300 metabolic processes. Metabolic processes oo runtii ah erey bixinta guud ee habka kiimikada jidhku ay uugu badasho sida hawadda, cuntada iyo waxyaabaha kale ee nafaqooyinka anfacaad jidhku uu ku shaqeeyo. 
Haddaba halkan waxaan ku soo gudbin doonaa inshaAllah :
– Waayo bay muhiim u tahay qaadashada magnesium?
– Sida lagu garto inay magnesium kaagu dhacsan tahay ama kaa maqan tahay
– Maxay magnesium ka oo jidhka ka maqani ku keeni kartaa jidhka?
– Ilaha kala duwan ee laga helo magnesium ka
Maxay muhiim u tahay in ay magnisium jidhkaaga ka maqnaanin?
Magnesium waxay muhiim uugu tahay lafaha sida calsium ka muhiim uugu yahay lafaha. Waxyaabo badani waxay tilmaamayaan dadka ay ka yartahay magnesium ka inay u soo dhuuman karaan sida xanuunada (osteoporosis) oo ku dhaca lafaha iwm. Magnesium ka waxay la shaqaysaa unug kasta oo jidhka ka mid ah, waxay ka hortagtaa cuduru ama cilado ay ka mid yihiin:
– Osteoporosis
– Kabuubyada
– Awood la´aanta
– Calool istaaga
– Madax xanuunka
– Migrenes ka ( Nooc ka mid ah madaxnaanada daran)
– Dhiig karka
– Xanuunka macaanka (Diabets)
– Alzheimer´s
– Rheumatism
– Cudurada ku dhaca hawo mareenka ( respiratory problems)
Ku waasi waa kuwo ka mid ah ciladaha ama xanuunada ay keeni karto magnesium la´aanta.
Magnesium tu waxay sidaa darteed muhiim u tahay metabolic processes ka jidhka. Kuwaas oo ka qayb qaadanaya in murqaha, neerfeyaasha iyo dhaqdhaqaaqa, difaaca jidhka iyo in lafuhu ay u dhibaatoonin, cuduradana ay iskaga difaaci karaan.
Cilmi baadhis caafimaad iyo culimada cilmi baadhe caafimaadku waxa ay tilmaamayaan in ay tahay magnesiumtu shay uusan jidhku ka maarmin, muhiimna tahay in jidhka lagu kaalmeeyo.
Sideen ku garan karaa inay magnesium iga maqan tahay?
Markeeda hore waxaa fiican in aanad adigu is xukumin, talo qof ka timdina aanad ku dhaqaaqin. Wax walba waxaa ka fiican inaad dhakhtarkaaga la xidhiidhid oo aa dhiig iska soo qaadid. Dhiigaas oo lagu ogaan karo waxkasta oo jidhkaaga ka maqan ama ku saa´id ah. Kabacdi ayaad ku dhaqaaqi kartaa talada dhakhtarka iyo wixii kale ee uu cufi kara een wax dhib ah kuu keenayn.
Hadda astaamahani waa waxyaabo lagu garan karo inay magnesium kaa dhacsan tahay ama kaa maqan tahay, balse waxay noqon karaan astaamahani astaamo cilad ama cudur kale ee mar walba dhakhtarkaaga ka xaqiiji.
Marka ay kaa dhacsan tahay waxa aad ku garan kartaa:
– Daal iyo caajis
– Madax xanuun badan
– Kabuubyo iyo daal xaga murqaha ah, khaasatan cagaha iyo kubabka
– Dhagdhaqaada wadnaha oonan ahayn sidii hore ee caadiga ahayd
– Difaaca jidhka oo dhaca
– Yulaalugo / lalabo
Marka ay aad kaaga dhacsan tahay waxa aad ku garan kartaa:
– Kabuubyada murqaha oo badata
– Dabeecada oo ka badalanta ( xanaaqbadan, emotional feelings iwm)
– Lafaha oo daciifa oo u dhawaada xadka xanuunka osteoporosis
– Sonkorta jidhka oo kacda oo u dhawaada xadka Diabetska
– Dhiiga oo kaca oo u dhawaada xadka dhiigkarka
– Gariir
– Liqitaanka cuntada oo adkaada
– Xasuusta oo xumaata
– Calsium ka jidhka oo hoos u dhaca
Kuwaasi waa calaamadaha kala duwan ee lagu garan karo inay magnesium kaa maqan tahay waxyna noqon karaan calaamadaha cilad ama cudur kale. Magnesium ta oo jidhka ka maqani waxaas oo cilad ah bay keeni kartaa ee ka hortag samee inshaAllah.
Ilaha kala duwan ee aad ka heli kartid magnesium ta:
Markeeda koobaad waa inaad talada dhakhtarka qaadataa. Qiyaasta aad u baahan tahay marka ay tahay iyadoo kiniin ah waa :
• Carruurta
• 1-2 sano jir : 85 mg
• 2-5 sano: jir 120 mg
• 6-9 sano jir : 200 mg
• Ragga
• 10-13 sano jir: 280 mg
• Ka wayn 14 sano jir : 350 mg
• Haweenka
• Ka wayn 10 sano jir : 280 mg
• Haweenka uurka leh ama ilmo naas nuujinaya
Xaamilada : 280 mg
Naasnuujiyaha : 280 mg


Qiyaastaasi waa qiyaasta maalintii ku filan dadka iyo dada kala duwan oo xagga kiniinka ah. Balse kiniin ha iska qaadan adoon dhakhtar kugula talin.

laso qaybta labaa qoraalku aad buu udheryahay sorry
xigasho umucafifo.com

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...

"Spreading Joy, One Handbag at a Time: My Kate Spade Obsession"

Spreading Joy with Kate Spade New York Hey, friends! Are you ready to add a pop of color and a dash of whimsy to your daily life? I'm thrilled to share with you my latest obsession: Kate Spade New York! _A Brand That Embodies Joy_ Kate Spade New York is more than just a brand - it's a lifestyle. It's about embracing the playful, the colorful, and the unexpected. From stylish handbags to chic accessories, Kate Spade New York's designs are sure to put a smile on your face. _Timeless Designs with a Twist_ What sets Kate Spade New York apart is its unique blend of classic sophistication and modern playfulness. Each piece is carefully crafted to add a touch of personality to your outfit, making you stand out from the crowd. _Treat Yourself to a Little Kate Spade Magic_ Ready to experience the joy of Kate Spade New York for yourself? Click the link below to explore their latest collection: https://shopstyle.it/l/clrdU Happy shopping, and don't forget to spread a little jo...