Furuutkaan hoos ku xusan ayaa waxa ay yihiin kuwa aad iyo aad u yareeya sokorkta. Waxaana ay yihiin kuwada uroon qofka sokorta qabo.
Faaiidada ay leeyihiin mirhaan ayaa waxaa kamid ah waxa ay saaid ugu kahortagaan baruurta. Waxaa kusoo kordhinayaan jirka fitamiinada u baahan. Miraha waxa siiba waxtar ay uguleeyihiin difaaca jirka qofka qaba sokorta. Waxa ay siinayaan jirkiisa awood uu isaga difaaco waxyaabha keeno infekshanka. Waxa koloo yareeyaan cuncunka oo sababa sokorta. Waxaa oo kale yareeyaa sokorta iyo wadna xanuunka.
Mirahaan Waxa ay leeyihiin fitamiin C. waxaa kaloo kaa difaacayaa infection kudhaca kaadi mareeynka. Waxaa kaloo ka hortaga kanasarka sanbabaha iyo kansarka ku dhaca“ prostrate’ ama Qanjarka waxaa kaloo ka hortaga qaboowga gala jirka .
Cunida Tufaxa Waxu kaa saacida dheefshiidka qofka sokorta qaba. Wuxu kaloo ka yareeyaa sokorta. Waxaa kaloo u faaida u leeyahay kahortaga wadna hanuunka .
Waxaad ka helaysa fitamin B, C iyo B8. Wuxuu kahortagaa cudduraha kamid ah kansarka. Waxuu yareeyaa dhiigkarka.
Waxuu yareeeyaa wadna haxuun
Ilkaha ayuu u fiicanayahay
wuxu fiicanyahay Dhiiga Sokorta ama Dadka qaba sokorta
Maqaarka jirka ayuu aad ugu fiicanyahay