"ref_"; Skip to main content

tinta jilcisada lamariyay iyo nafaqadii jeclisaga kasoo jelin lahayd iyo waxyaalo bixiyo inta jilcisadu halaysay





asc asxbta maanta waxaan idiin wadaa nafaqaynta tinta jilcisada lamarsho ama streetka waxkasata oo tinta marka hore jilciyo kadibna ka baxo oo tinta dhib ukeeno

Talada1 ; joogji jilcisada  jalcisadu tinta waydaadisaa wayna gudhaa mararka qaar tinta wayba xiirtaa ama geesahay kala baxdaa
Talada2 ha isticmaalin biyo kulul markaa dhaqayso isticmaal biyo qabow ama noormalka caadigaa eebiyu hiyiin ah
talada3  joogtee alaabtaan oo hakala goon ilaa lix bilood marso weekga mar ama labo jeer

caanaha qumbaha;  hadaadan haysan caano caadiya kubadalo
 saliid qumbe 
afakaadho; hadii adan haysan waka dayn kartaa
moos
malab
ukun 

saliid saytuun

alabtaan labo uqaybi

mooska
malabka
ukunta inteeda cad
salid saytuunka  intaas waa nafaqadii soo celin lahays tinta  nafaqadeedii ay jilcisadu nuugtay oo tinta jirmigeedii/ ama dheehoodii dhacay  bay soo celin
marka hore intaa isku qas mari oo udaa 30daqiiqo

caanaha qumbaha
saliid qunbaha
 afkaada
iyo ukunta inteeda jaalaha ah ;
intaanina waa intii  bixin lahayd tinta  insha alaah
isku qas kadib mari udaa  15daqiiqo
kadib ka dhaq

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...