"ref_"; Skip to main content

masayrka ma masayrtay hada se masayr makuhayaa xigmadaan akhriso





Waa qormo aynu ilo kala duwan oo afka Carabiga ku qoran uu ka soo ururiyey oo iftiiminaya ereyo xikmad badan xambaarsan oo laga yidhi hinaasaha ama maseyrka.
– Hinaasuhu mar walba astaan uma aha Jacayl.
– Marka ay gabadhu hinaasto way oydaa, marka uu ninku hinaasana wuu aamusaa.
– Marka ay gabadhu hinaasto waxa ay karaahiyaysataa ninka, marka uu ninku hinaasana waxa uu karaahiyaystaa Naftiisa.
– maseyrku gabadha ninka waa uu nacsiiyaa, laakiin ninka jacaylkeeda ayuun buu ku sii kordhiyaa.
– Mararka qaar waxa uu ninku ka hinaasaa gabadha jecel xitaa haddii aanu isagu jeclayn, Gabadhuna sidoo kale.
– Hinaase qof hela waxa ugu fiican ka uu sababo Jacaylku, waxaana ugu xun midka ay Xaasidnimadu sababto.
– Hinaasaha gabadha waxa lagu gartaa kulayl iyo cadho, ninkana waxa lagu gartaa aamus iyo qabaw.
– Marka ay gabadhu aragto nin ay jeceshay oo u hinaasaya way faraxdaa, marka ay aragto nin aanay jeclayn oo u hinaasayana waa ay diiqadootaa, xitaa haddii uu isagu jecel yahay.
– Ninka waxa lagula talinayaa in jacaylka uu gabadha u qabo aanu ku muujin hinaase haddii aanu hubin in ay la wadaagto jacaylkaas, waayo waxa dhici karta in iimahaaga ay fahamto oo ay kuu adeegsato.
– Jacaylka badani waxa uu dhalaa hinaasaha, hinaasaha badanina waxa uu dilaa jacaylka.
– Hinaasaha intiisa badan waxa keena shaki.
– Haddii aad is aragto adiga oo aad ugu hinaasay qof, aad isu hubso waayo waxa ay u dhowday in aad jeceshay qofkaas oo aanad is ogayn.
– Haddii aad rabto in aad xaaskaaga muddo dheer wada joogtaan, iska ilaali hinaasaha badan.

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...

"Spreading Joy, One Handbag at a Time: My Kate Spade Obsession"

Spreading Joy with Kate Spade New York Hey, friends! Are you ready to add a pop of color and a dash of whimsy to your daily life? I'm thrilled to share with you my latest obsession: Kate Spade New York! _A Brand That Embodies Joy_ Kate Spade New York is more than just a brand - it's a lifestyle. It's about embracing the playful, the colorful, and the unexpected. From stylish handbags to chic accessories, Kate Spade New York's designs are sure to put a smile on your face. _Timeless Designs with a Twist_ What sets Kate Spade New York apart is its unique blend of classic sophistication and modern playfulness. Each piece is carefully crafted to add a touch of personality to your outfit, making you stand out from the crowd. _Treat Yourself to a Little Kate Spade Magic_ Ready to experience the joy of Kate Spade New York for yourself? Click the link below to explore their latest collection: https://shopstyle.it/l/clrdU Happy shopping, and don't forget to spread a little jo...