"ref_"; Skip to main content

Cunto Dhalinyaro Kaa Dhigeysacaafimaaddhallanyaranimo 00 muuqalkaga qurxinayso

Cunto Dhalinyaro Kaa Dhigeysa

caafimaaddhallanyaranimo

Cuntada aad cunta waxey sameyn badan ku leedahey muuqaalkaga iyo cafimaadkaga


Ma jeceshahey inaad had iyo goor wajigaga iyo korkaaga dhalinyaro iyo qurux ka muuqato.
Hadaba, cuntadan hoos ku xusan ayaa yareysa waxa sababa inaad wajigaada da'daada laga dareemo, waxey ka dhigta qof ka yar da'daada oo dhalinyaranimo kugu zaa'idisa.
bataato
Bataata Macaan (Sweet Potatoes)

Bataata macaan waxey ka celisa in korka wax u dhimo qoraxda waxaxa laga helaa Vitamin C kasoo qof yar ka dhiga jirkaga.
galeey
Galey (Corn)

Galeyda ma aha oo kaliya iney jirka qurxiso waxey kaloo difaacda cudurka kansarka inuu jirkaga ku faafo.
afakaadho
Afakaadho (Avocado)

Maadooyin iyo fiitamiin 'Vitamin' laga helo afakaadhada ayaa jirkaga caafimaadkiisa u fiican, waxey kaloo difaacda halista wadna xanuunka.
toon
Toon (Garlic)

Toonta waxey hoos u dhinta unugyada baruurta badiya 'cholesterol' iyo dhiig karka 'blood pressure'.

digir
Cambuulo (Beans)
Wadnahaaga oo caafimaad hela waxey u fiicantahey jirkaga dhami oo si wanaagsan u shaqeeya, hadaba cambuulada waxa laga hela maadooyinka birta 'iron' iyo fiitamin D oo ziyaadiya caafimaadka.

chocolate-600x450_0
Shukulaatada madow (Dark Chocolate)

Wa run ilkaha waa u darantahey balse waxey waxtar u leedahey jirka, waxey ka difaacda waxyeelada qoraxda sidoo kale waxey dhinta laalaabka jirka oo da'da sababto ayadoo jirka qoyaan u yeesha.

qajaar
Qajaar, khiyaar (Cucumber)

Sida shukulaatada oo kale ayuu jirka ka ilaaliya laalabka.

karooto
Karooto (Carrots)

Karootada waxey waxtar u leedahey lafta madaxa iyo timaha, sidoo kale waxey caawisa aragtida.

loos
Loos (Nuts)

Looska wuxu dayac-tira unugyada jirka sidoo kale difaaca jirka.

cranberry
Cranberry*

Casiirka cranberry waxuu ka diifaca ilkaha iney bololaan ama cadaanka iska badalaan. Ogow ilkaha cad waxey dheeli tiraan quruxda bi'ni aadamka.

canab
Canab Guduud (Red Grapes)

Canabka gaduudan wuxu ka hor taga in dhiiga fariisto, baruurta, iyo dhiig karka.
*hadaad garaneysid kalmada Somali lugu dhaho Cranberry fadlan hoos ku xus.


xigasho qalanjo

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

Timiirta iyo faaidadeeda caafimaad

Timirta iyo cafimaadka ku jira a Rabbi(SWT) iyo Sunnada Nabigaba (SCW) lagu xusay. Waxaa Nabigga (SCW) laga wariyey isagoo tilmaamaya wanaaga ay timirtu leedahay in uu yidhi: “(قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ( بيت لاتمر فيه جياع أهله ” Oo macneheedu yahay; guri aanan timir oolin waa guri reerkiisu baahanyahay. Xasiiskaa qiimaha badan waxa uu inoo sheegayaa wanaaga ay timirtu leedahay. Waa laga yaaba inataad istidhaahdid timirtu cunto maaha ee wax macaan ee waayo bay guriga ay timir oolin guri baahan u yahay? Balse waxaad fahmi doontaa wanaaga kujira marka aad akhrisatid sida hoos ku dhigan iyo waliba cudurada ay dawayso. Markaad taa fahantid adaa inshaAllah wax walba ku doorsan doona. Muhiimada Ay timirtu leedahay: Timirtu waa miro qof uu kunoolaan karo kaligood, ayadoo uu qofku kaheli karo nafaqo dhameystiran hadana isku dheelitiran. Kuwaasoo hadaadan cunin ama helin cunooyinka kale ey ku kaafin karaan. Faa’iidooyinka lagu she...

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa...