Dariiqooyinkan sahalan hada sameysisid subax kasta ama intaadan seexan ka hor waxey ku sahleysa in quruxda dabiiciga ah kusoo laabato wajigaga.
1. Soo qaado jab liin dhanaan ah iyo malab
2. Ku shub liin dhanaanta 3-4 dhibcood oo malab ah
3. Wajigaaga mari lindhanaanta si diiran ilaa 5 daqiiqo
4. Markaa dhameysid biyo qandaca ku dhaq wajiga
Islamarkiiba waxa arki doonta isbadal, iyo wajigaaga oo nuuraya. Liindhanaanta waxey baabi’isaa nabraha yaryar malabkana wuxu wajigaga ka ilaaliya qaleylka.