"ref_"; Skip to main content

4qodob oo ku baa bib karto caloosha ama aad yarayn karo bsruurta caloosha













Haddii aad ka mid tahay dadka miisaanka jirkoodu dhibta ku hayo jecelna in uu dhimo culayska saaran waxa la gudboon in ay raacaan haddiiba ay awoodaan tallaabooyinkan afarta ah oo la ogaaday in ay si weyn u caawiyaan la dagaalanka baruurta iyo miisaanka badan gaar ahaan xayrka ku ururta caloosha, barida iyo guud ahaan jirka.
Dumar badani waxa ay dhib ka sheegtaan marka ay ubad dhalaan kadib in ay naaxaan oo baruur badani calooshooda fuusho si aad hadaba taasi uga takhalusto waxa kula gudboon in aan tallaabooyinka u dhug yeelato kuwaasi oo ah:
-Qaado 3-5 koob oo shaaha cagaaran ah: oo aad malab ku dartay si maalinle ah. waxa aad tallaabadan caado ka dhigataa muddo todobad ah oo aan kala go’ lahayn. Waxa aad arki doontaa sida jirkaagu u gubay baruurta 43%.
-La dagaalanka caloosha iyo gubista dufanka jirka ku jira: waxa aad soo qaadataa koob biyo ah. waxa aad ku dartaa malqaacad shaah cagaaran ah. waxa aad ku dartaa oo kale malqaacad khamuun ah (xawaash dhuudhuub), malqaacad sinjibiil ah, intaa oo aad isku walaaqdo waxa aad saartaa dabka muddo 10 daqiqadood ah. saddex jeer maalintii qaado cuntooyinka ka hor muddo nus saac ah. 15 maalmood sidaa ku wada waxaad arki doontaa idamka Alle is badal weyn oo kugu yimid.
-Caananaaska: Haddii aad heli karto cabitaanka laga miiray furuutka canaanaska. Waxa aad soo qaadataa koob casiir ah oo laga tuujiya geedka cananaaska adiga oo aan wax sonkor ah taabsiin. muddo 15 maalmood ah waxaad qaadataa cuntada ka hor adiga oo raacinaya jimicsiyo fudud iyo nidaam cunto oo dheelli tiran oo ay ku yar yihiin carbohadret iyo fats waxaad ogaan doontaa in wax weyni kuu kordheen oo aan lumisay miisaan badan.
– Casiirka liin dhanaanta oo lagu barxay sinjibiil: waxaad soo qaadataa laba xabbadood oo liin dhanaan ah kadibna miir. Waxa aad ku dartaa koob biyo nadiif ah. Waxa aad raacisaa oo aad ku baraxdaa oo kale malqaacad sinjibiil ridqan ah. dabka saar adiga oo baylinaya. Marka ay qaboobaan waxaad cabtaa habeenkii hurdada uun marka aad dhinaca dhulka dhigayso. Waxa kale oo aad cabtaa subaxdii marka aad soo toosto adiga oo aan wax kale afka gelin. sidaa ku wada mudd laba usbuuc ah waxa aad arki doontaa baruurtii caloosha oo kaaa dhacday insha Allaahu.










xigasho qurbenet

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...