"ref_"; Skip to main content

maxaa ku garan kartaa in dhiig yari ku hayso

calaamadaha dhiig yaraanta daryeel magazinecasharkaan maanta waxaan kusoo qaadanayna cudur kamid ah cudurada ugu caansan ee aduunka gaar ahaan dhulkeena somaliya waa dhiig yaraanta ama aneamia.
Dhiig yaraanta (Aneamia)
anemiada micnaheedu Waa marka unugyada cas cas ee dhiigu kaa yaraadaan ama tirada heamoglabinta ku jirta unugyada cas cas ay ka yaraato dabiicigeeda . Hemoglabiintu waa curiye ay ku jirto macdanta birta oo loo yaqaan (Iron) tasoo dhiigga u yeesha midabka cas waxaana ay ogsijiinta ka soo qaadaa sambabada iyadoo gaarsiisa unugyada jirka. Markaa qofka Dhiig yaraantu haysaa inta badan waxay u keentaa inuusan jirkiisu helin Ogsijiin ku filan.taas oo ka dhigaysa qofka mid tacbaanimo iyo daal iyo tabar dari ka muuqato waxaana ay ku badantahay wadamada africada ee aanay kajirin wax daryeel caafimaad ah.
Maxaa keena dhiig-yarida?
  • Macdanta birta oo dhiigaada ku yar oo ay sabab u tahay dhiig bax kugu dhaca ama adigoon cunin cunto nafaqo leh.
  • vitmin yaraanta sida vitmin B12.
  • Yaraanta hormoonka curiya samaysanka unugyada dhiigga cas cas taas oo Keenta cuduro kudhaca kalyaha iyo kansarka
  • Unugyada cas cas oo sidooda u burbura sabab la’aan (Hemolytic aneamia)
  • Ku dhalasho cudur waxyeeleeya unugyada cas cas.
  • Cuduro kale oo badan kuwaas oo faafa kuna dhaca waxayna sababan dhiig yaraan.
  • Cudur ku dhaca dhuuxa dhiigga sameeya cudurkaas oo noqon kara kansarka dhiiga ku dhaca
  • Dhiig badan oo xilliga caadada ka baxa ruuxa dumarka ah.
calaamadaha lagu garto cudurkan dhiig-yarida
1: Daal iyo awood la’aan
2: Wareer
3: Neefta oo kugu xirmaysa
4:Wadno garaac
5: Madax xanuun
6: af xanuun
Cudurkan dhiig yarida waa noocyo badanyihiin waxaa kamid ah kuwo ay sababaan cudurada kansarka aidska kansarka lafaha iyo cudurka joogtada ah ee caabuqa iyo kuwo lamid ah
Aneemiyada hadii aan la daaweeyn waxey keeni kartaa in aneemiyada noqoto mid joogta ah ama waxey sababtaa geeri deg deg ah oo ku timaada qofka.

xigasho dayeelmagizin

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...

"Spreading Joy, One Handbag at a Time: My Kate Spade Obsession"

Spreading Joy with Kate Spade New York Hey, friends! Are you ready to add a pop of color and a dash of whimsy to your daily life? I'm thrilled to share with you my latest obsession: Kate Spade New York! _A Brand That Embodies Joy_ Kate Spade New York is more than just a brand - it's a lifestyle. It's about embracing the playful, the colorful, and the unexpected. From stylish handbags to chic accessories, Kate Spade New York's designs are sure to put a smile on your face. _Timeless Designs with a Twist_ What sets Kate Spade New York apart is its unique blend of classic sophistication and modern playfulness. Each piece is carefully crafted to add a touch of personality to your outfit, making you stand out from the crowd. _Treat Yourself to a Little Kate Spade Magic_ Ready to experience the joy of Kate Spade New York for yourself? Click the link below to explore their latest collection: https://shopstyle.it/l/clrdU Happy shopping, and don't forget to spread a little jo...