"ref_"; Skip to main content

isha bini aadamka iyo daawadeeda



 ilaad ku garan karto in ill kugu dhacday iyo sidaad iskaga dawayn lahayd
waxa lagu gartaa qofka ishu ku dhacdo
1: garaac wadnaha ah oo mar kasta xoog u shaqeeya ama waqtiyada qaar
2: ßaaßacooyinka gacmaha ama luga haa oo uu kulayl ka dareemo ……
3: qofka oo mar kasta madaxu xanuuno
4: qofka oo ka ßaqda guurka kana sii war wara …
5: hurdo la’aan
6: saska faraha ßadan ee haßeenkii
7: shaki fara ßadan iyo qofkoo ka fikira mar kasta waxa ku dhici doona
ishu waxay saßaßi kartaa waxyaaßo ßadan waxanay keentaa xataa in qofku ku dhinto
ishu waa laßa… mid aad garanaso cida ku ilaysay ama ku xaasiday …….. taasi waxa aad kaga bogsankartaa sida rasuulkeenu sheegay scw in biyo uu qofka ishu ka dhacday ku ways waystay ka ishu ku dhacday ku maydho!
lkn hadaanad garanayn cid ay ishan kaaga dhacday waxad samaynasaa sidan!
hadaßa adigaa quraanka isku akhriyi kara adoon cidkale u tagin lkn waa inaad waxii hore eed samayn jirtay ee ficilo xunxun ahaa aad joojiso …… ilaahayna aad talo saarato
Bismilaah
biyo ayaa…
waxaad ku akhriyaysaa suuratul faatixada ama alxamdu (7 jeer)
aayadu kursiga (7jeer)
suuratu israa aayada (81-82)
وننزل من القران ما هوشفاء ورحمة………….
Suuratul fusilat (43-44)
ولو جعلناه قرءانآ……….
Suuratul taßaarik (1-4)
suuratul qalam ( 50-51)
وإن يكاد الدين كفرو ليزلقونك بأبصارهم…
Suuratul ikhlaas ama qul huwa lah (1)
suuratul falaq ama qul acuudi birabil falaq (1)
suuratul naas ama qul acuudu ßiraßi naas (1)
ßiyuhu waa inay kuu filan yihiin inaad caßto ßadhka kalana aad jidhka gaßigiisa ayaad ku masaxasaa mudo todoßaad ah adigoo ilaahay talo saaranaya swt …
Insha allaah todobaad ka bacdi waxa isku arki maysid bi idni laah swt …..
Waxa kale oo kasii muhiimsan ducooyinka qofka ka ilaaliya isha shaydaanka iyo xasadka! Subixii iyo galaßtii aad akhrido il iyo xasad midna kugu dhacayn bi’idni laah…
( أعود بكلمات الله تامآ من كل شيطان و هامآ ومن كل عين لآمه )
iyo laßada duco ee kale ……….. Kolßa intaa karto ………
Wixii su’aala ee qaßto comentiga dhexdiisa nagu waydii anana waanu kaaga jawaaßi insha allaah……….
ilaahay isagaa xanuunka keena isagaana dadka ka dul qaada ….. qofkuna haduu ilaahay talo saarto wax dhibaya ma jiro ….
hadii aad awoodo u share garee asxaaßtaada si aad ajar uga hesho dadkuna uga faa’idaystaan

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

sidee ardaygu ugu diyaar garoobi karaa imtixaanada

Sidee Ardaygu Ugu Diyaar Garoobi Karaa Uguna Guulaysan Karaa Imtixaannada? arday imtixaan diyaarinayaImtixaan waa imtixaan haddii xataa lagu waydiinayo magacagaaga. Imtixaanku wuxuu muujiyaa in aad dadaal samaysay ee aad nafta ku hawshay akhris, qoraal, fahmid, xafidid, ku celcelin, iwm. Geelaa loogu heesaa “ninba tacabkii, togaay kaa maal”. Maskaxdu waxay dhiiqdaa hadba intii hawl la galiyay. Carabtaa waxay yidhaahdaan “weel kastaa waxaa ka soo burqada waxaa gudihiisa ku jira”. Waa Maxay Ujeeddada Imtixaanka loo qaadaa? Aqoonta looma barto imtixaan, sidoo kalena imtixaan la’aan aqoontu ma xasisho. Culimada Fahamka Islaamka ayaa waxay yidhaahdaan “haddaanay jirin ‘waayo’, dameerkuba wuxuu noqon lahaa mid fahamkiisu dheer yahay oo cilmi badan”. Haddii aan imtixaan jirin lama kala sareeyeen, saaqid iyo xariifna qaamuuskaba kuma jireen. Mar waa maskax-carin, marna waa tartan, marna waa guubaabo. Hase yeeshee imtixaanku ma ujeedadada wax loo bartaa? Maya. Aqoontu maaha imtixaa...

Timiirta iyo faaidadeeda caafimaad

Timirta iyo cafimaadka ku jira a Rabbi(SWT) iyo Sunnada Nabigaba (SCW) lagu xusay. Waxaa Nabigga (SCW) laga wariyey isagoo tilmaamaya wanaaga ay timirtu leedahay in uu yidhi: “(قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ( بيت لاتمر فيه جياع أهله ” Oo macneheedu yahay; guri aanan timir oolin waa guri reerkiisu baahanyahay. Xasiiskaa qiimaha badan waxa uu inoo sheegayaa wanaaga ay timirtu leedahay. Waa laga yaaba inataad istidhaahdid timirtu cunto maaha ee wax macaan ee waayo bay guriga ay timir oolin guri baahan u yahay? Balse waxaad fahmi doontaa wanaaga kujira marka aad akhrisatid sida hoos ku dhigan iyo waliba cudurada ay dawayso. Markaad taa fahantid adaa inshaAllah wax walba ku doorsan doona. Muhiimada Ay timirtu leedahay: Timirtu waa miro qof uu kunoolaan karo kaligood, ayadoo uu qofku kaheli karo nafaqo dhameystiran hadana isku dheelitiran. Kuwaasoo hadaadan cunin ama helin cunooyinka kale ey ku kaafin karaan. Faa’iidooyinka lagu she...