"ref_"; Skip to main content

maxaa ka taqaanaa canbaha iyo caafimaadka laga helo

Cambaha Iyo Caafimaadka Ku Jira

cambahaWebsite-ka Care 2 ee Maraykanka ah ayaa waxa uu soo bandhigey 8 faa’iido oo aad muhim uga ah caafimaadka oo geedka Cambaha laga helo kuwaasoo kale ah:
1: Waxa uu ka hortagaa kansarka
Cilmi-baadhis ayaa waxa ay muujisey in Cambaha ay ku kiraan maadooyinka antioxidant ee difaaca kansarka mindhiciraha, kansarka naasaha, kansarka dhiiga iyo kansarka kaadihaysta.
2:Waxa uu hoos u dhigaa heerka Cholesterol ka
Geedka Cambaha waxa ku jira maadooyinka nidaamyada dheef-ridiqqa oo heerarkooda aad u sareeyo iyo vitamin (C), kaas oo ka caawiyaa hoos u dhigista heerka cholesterol ee dhiigga.
3:Waxa uu buuxiaa daloolada jidhka ee weyn
Waxa Camabaha loo isticmaali kara jidhka dushiisa si loo buuxiyo daloolada waa weyn iyo baabi’inta finanka madow iyada oo jidhka la marinayo.
4:Waxa uu wanaajiyaa caafimaadka indhaha
Cilmi baadhis ayaa waxa ay muujisay hal koob oo camba ah oo la googooyay ayaa waxa ay wanaajisaa caafimaadka indhaha 25% sababtoo ah waxa ku jira vitamin (A) kaas oo indhuhu ay u baahan yihiin si loo xoojiyo aragtida iyo ka hortagta indho la’aanta habeenkii iyo engega/qalalka isha.
5:Waxa uu ilaaliyaa biyaha (alkaline) ka loo yaqaano ee jidhka ku jira kuwaasoo ka saara acida qulqulka dhiiga.
6:Waxa jirta cilmi-baadhis soo bandhigtey suurogalnimada in caleemaha cambaha lagu caawin karo dadka qaba macaanka qiyaasta heerka insulinka ee dhiigga.
7:Dheef-shiidka
Cambuhu waxa uu wanaajiyaa nidaamka dheef-shiidka sababta oo ah waxa ku jira maadooyinka nidaamka dheef-shiidka kuwaasoo kaa caawiya habka dheef-shiidka.
8:Waxa uu xoojiyaa habka difaaca jidhka.
Cambaha waxa uu xoojiyaa habka difaaca jidhka maxaa yeelay,waxa ku jira vitamin (C) iyo (A), iyo sidoo kale 25 kamid ah noocyada kala duwan ee maadooyinka loo yaqaano “Carotene”ka kuwaasoo u ilaaliya habka difaaca jidka si caafimaad qabta oo xoog badan.

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...

"Spreading Joy, One Handbag at a Time: My Kate Spade Obsession"

Spreading Joy with Kate Spade New York Hey, friends! Are you ready to add a pop of color and a dash of whimsy to your daily life? I'm thrilled to share with you my latest obsession: Kate Spade New York! _A Brand That Embodies Joy_ Kate Spade New York is more than just a brand - it's a lifestyle. It's about embracing the playful, the colorful, and the unexpected. From stylish handbags to chic accessories, Kate Spade New York's designs are sure to put a smile on your face. _Timeless Designs with a Twist_ What sets Kate Spade New York apart is its unique blend of classic sophistication and modern playfulness. Each piece is carefully crafted to add a touch of personality to your outfit, making you stand out from the crowd. _Treat Yourself to a Little Kate Spade Magic_ Ready to experience the joy of Kate Spade New York for yourself? Click the link below to explore their latest collection: https://shopstyle.it/l/clrdU Happy shopping, and don't forget to spread a little jo...