"ref_"; Skip to main content

Google Oo Ka Tallaabsatatay Shirkadda Apple Noqotayna Shirkadda Aduunka Ugu Qiimaha Badan

Google Oo Ka Tallaabsatatay Shirkadda Apple Noqotayna Shirkadda Aduunka Ugu Qiimaha Badan

shirkadda googleShirkadda Alphabet oo ah shirkad la sameeyey sannadkii 2015ka si ay isugu ururiso shirkadda Google iyo dhammaan faracyadeeda oo ay u noqdaan hal shirkad ah, ayaa qiimayntii u dameeyey ee shirkadaha dunida lagu sameeyey ku noqotay shirkadda ugu qiimaha badan dunida oo dhan, kadib markii ay rubuc-dhammaadkii afaraad ee sannadkii 2015ka gaadhay guulo maaliyadeed oo aad u waaweyn.
Shirkadda Alphabet saddexdii bilood ee u dambeeyey sannadkii 2015 waxa uu dakhligeed ugaadhay 21.3 Bilyan oo doolar, iyada oo faa’idadeeda saafiga ahina ahayd 4.9 Bilyan oo doolar, saddexaad bilood. Waxa aanay sidaas kaga tallaabsatay shirkadda Apple oo qiimaha ay suuqa ka joogtaa marayo 535 Bilyan oo doolar.
Sida la xasuusan yahay markii ugu dambaysay ee shirkadda Google ay ka qiimo sarrayso shirkadda Apple waxa ay ahayd bishii Feebarweri ee sannadkii 2010ka, xilligaas oo labada shirkadoodba qiimaha ay suuqa ka joogaan ahaan jiray 200 oo Bilyan oo doolar, waana ka hor intii aanay shirkadda Apple soo saarin IPad kii u horreeyey, talefannadeedana uu ugu dambeeyey iPhone GS 3.
Kor u kaca shirkadda Google waxa uu la soo bilowday ku dhawaaqistii adeegga e-mail ka ah ee Gmail (Google Mail) oo helay macaamiil si firfircoon u isticmaala oo bil kasta tiradoodu ka badan tahay Bilyan ruux, taas oo macnaheedu celcelis ahaan u dhigmayo in qiyaas dadka dunida marka toddoba meelood loo qaybiyo ay meel ahaani isticmaasho GMAIL. Adeegyada kale ee Google ku horumaray waxaa ka mid ah, baadhista Google ka, barnaamijka Android, khariiradda Google, Google Chrome, You Tube iyo Google Play oo mid kasta dadka isticmaalaa ay ka badan yihiin Bilyan qof. Bishii May ee sannadkii 2015ka dadka isticmaala Gmail waxa ay tiradoodu dhaaftay 900 oo million

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...