"ref_"; Skip to main content

kareem jirka qalalan oo aad gurigaa ku samysan karto



Asalaamu calaykum wara7matullahi wabarakatuh.
MashaAllah waxaan amanda idiin soo gudbinayaa dry skin cream wax sun ama jidhka dhibaa aysan ku jirin ood gacantaada ku samaysan kartid. Waxaan inshaAllah aan danaynayaa inaan chimecals free life aan ku noolaano inshaAllah maadama cuduro iyo cilodo badani maanta inooga imanayaan wayaabaha aynu cunayno iyo waxyaabaha aan jidhkeena marinayno ama ku maydhaynaba.
Waxaan aad uuga xumahay ina uu noqday jidhka dumarku wax laga ganacsado caalamkan aanu ku nool nahay. Iayda oo la ogaaday ina ay dumarku ku bixiyaan millions bilcda iyo daryeelka jidhka. Ilamarkaana laga faa´iidaysanayo fursadaas oo kolaba shirkadi ay soo saarayso cream ama daawo ay leeyihiin kolba waxaas bay kaa goyn ama ka hortagi.
Laakiin xaqiiqdu wax ay tahay in wax cream ama daawo bilaa chimecals aysan jirin. Markay uugu yartahay waxaa lagu daraa walxaha ka ilaaliya inuu shaygu uusan qudhmin, gaadhina karo ama ooli karo mudo badan iyo waliba midabada. Waa markay uugu yartahay chemicals yada lagu daro cosmatics ka maanta. Kuwaas waxaa inoo dheer chemicals khatar ah oo lagu isticmaalo, saabunaha, shampoo yada, make up iyo cosmetic yada oo dhan oo keeni kara xanuuno xunxun sida cancer iwm. InshaAllah walxa lagu daro creame iwm dib ayeynu ka sharixi marka.Haddaba walaashada dheeman luuleey adigu waxan oo dhan oo jidhkaagu uma baahna. Waxaad u baahan tahay inaad si dabeeci ah u noolaatid oo aad akhiradaada iyo caafimaadkaagaba ka talisid adigoo waliba dhalaalaya.
Jazakumu Allahu khayran
xagasho cafiifa

Popular posts from this blog

dhagayaraha iyo faaidadiisa

DHAGA YARE Dhagayaraha waa ubax qalalan oo ka baxo geedka loo yaqaanno “cloves” waana miro aad u leh Faa’idooyin cunno iyo caafimaadba, wadanka ugu badan dunida uu ka baxo waa Zanzibar, hindya iyo shiinaha waxay adeegsan jireen dhag yaraha 2000 sano ka hor. Hadii aan u gudbo faa’idada cunno dhagayaraha waxaa ku jiro protein, iron, calcium, potassium, Sodium, Vitamins: Sida A iyo C, dhagayaraha waa xanuun baabi’iya oo aad u fiican waxaana lo adeegsadaa daawaynta ilkaha iyado la adeegsanayo saliidisa waxaana ku jirta maadada la yiraahdo“eugenol oil” waxaana laga sameeyaa daawada lagu cadaysto iyo midda lagu luqluqado. Sidoo kale waxay daawo u tahay romatiisamka iyo riixada iyadoo la marsado xubnaha ku xanuunayo, hadii la qiiqsado oo biyo kulul lagu daro waxaa lagu daaweeyaa, sanboorka iyo neefta, waxay kaloo faa’ido u leedahay in bakteeriyada ay disho waxaa lagu nadiifiyaa nabraha, dhaawacyada iyo (fungus) galo faraha lugaha dhexdooda. Faa’idada kale waxaa ka mid ah in lagu...

qaab noocee ah ayaad jirkaga uladhaqantaa xiliga qurxiyo iyo nafaqaynta siiba wajiga

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aa...

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER

TOP 2 LEGIT & PROVEN WAYS TO MAKE MONEY ONLINE NOW & FOREVER I’m going to show the best ways to earn money online that I’ve tried and earned money from, these business ideas are a perfect fit for anybody whether you’re a college student, a housewife, or a regular employee. Also, the sky is the only limit when it comes to your earning’s potential. You have to only dedicate some consistent work and patience, which is the key for every successful online business, and you’ll see good results. If you have a laptop and an internet connection, then you’re very eligible to make money online! 1-AFFILIATE MARKETING Affiliate Marketing is simply promoting other people’s products and services and earning commissions whenever someone signs up or buys the product/service. You can literally make unlimited revenue through affiliate marketing depending on your marketing skills and your blog’s traffic. You can for example write some tutorials or comparison guides and link to your affilia...