"ref_"; Skip to main content

Posts

Showing posts from March, 2016
The Prophet also said: “Acquire knowledge and impart it to the people.” – Al-Tirmidhi, Hadith 107 The Prophet Muhammad (peace be upon him) said: “If anyone travels on a road in search of knowledge, God will cause him to travel on one of the roads of Paradise. The angels will lower their wings in their great pleasure with one who seeks knowledge. The inhabitants of the heavens and the Earth and (even) the fish in the deep waters will ask forgiveness for the learned man. The superiority of the learned over the devout is like that of the moon, on the night when it is full, over the rest of the stars. The learned are the heirs of the Prophets, and the Prophets leave (no monetary inheritance), they leave only knowledge, and he who takes it takes an abundant portion. – Sunan of Abu-Dawood, Hadith 1631

kareem jirka qalalan oo aad gurigaa ku samysan karto

Asalaamu calaykum wara7matullahi wabarakatuh. MashaAllah waxaan amanda idiin soo gudbinayaa dry skin cream wax sun ama jidhka dhibaa aysan ku jirin ood gacantaada ku samaysan kartid. Waxaan inshaAllah aan danaynayaa inaan chimecals free life aan ku noolaano inshaAllah maadama cuduro iyo cilodo badani maanta inooga imanayaan wayaabaha aynu cunayno iyo waxyaabaha aan jidhkeena marinayno ama ku maydhaynaba. Waxaan aad uuga xumahay ina uu noqday jidhka dumarku wax laga ganacsado caalamkan aanu ku nool nahay. Iayda oo la ogaaday ina ay dumarku ku bixiyaan millions bilcda iyo daryeelka jidhka. Ilamarkaana laga faa´iidaysanayo fursadaas oo kolaba shirkadi ay soo saarayso cream ama daawo ay leeyihiin kolba waxaas bay kaa goyn ama ka hortagi. Laakiin xaqiiqdu wax ay tahay in wax cream ama daawo bilaa chimecals aysan jirin. Markay uugu yartahay waxaa lagu daraa walxaha ka ilaaliya inuu shaygu uusan qudhmin, gaadhina karo ama ooli karo mudo badan iyo waliba midabada. Waa markay uugu

ma rabtaa in tintaadu kuugu baxdo oo kuu qurux badnaato mudo 7day ah halkaan ka akhri

Dad badan ayaa lacago xad-dhaaf ah ku lumiya sidii ay timahooda ugu qurxin lahaayeen daawooyin kiimiko oo mala-awaal ah, balse daraasado caafimaad iyo qaar cilmo oo la sameeyey ayaa iftiimiyey in cuntada dabiiciga ah timaha ka dhigto qaar nafaqo ahaan iyo quruxba aad u fiican. Qaar badan oo cuntooyinka ka mid ah ayaa timaha ka dhiga qaar dhumuc ahaan adag, jilicsan oo aan go’in, dherarna ku darsada, sida bariiska iyo boorashka. Cuntooyinka ay ka mid yihiin bariiska boorashka oo uu aad ugu badan yahay faytamiinnada ay ka mid yihiin B iyo B7, waxay timaha ka caawiyaan inay noqdaan qaar aad u ifaya oo aan dhayal ku go’in, waayo boorashka qaydhin waxa ku badan maadada la yidhaa Silica oo timaha ka ilaalisa inay go’aan iyo waliba Zinc oo ka mid ah macdanaha timaha u wanaagsan oo ka hortaga daadashada iyo caafimaad-darrada timaha soo wajahda. Hadaba qurbo magazine ayaa halkaan idin kugu soo bandhigaya cunto timaha nafaqeeya. Lawska: https://www.facebook.com/Fuuny-page-119005601435275

sharqanta caloosha

ption Shanqarta caloosha laga maqlo waa dabiici, waxaana la maqlaa markii murqaha mindhicirrada ku hareeraysan ay faarujinayaan waxa ku jiro mindhicirka. Badanaa codka ama shanqarta waxaa la maqlaa markii biyo ama hawo badan mindhicirku ku dhex jiraan. Shanqarta caloosha oo la maqlin waxay astaan u tahay qabsin ama mindhicirrada oo xirmo, waxayna dhakhaatiirta badanaa shanqarta ka dhagaystaan caloosha qeybta midig ee hoose si loo ogaado in mindhicirradu furan yihiin. Laakiin su'aashu waxay tahay maxaa keeno shanqarta caloosha ee badan? Haddii dareeruhu ay caloosha iyo mindhicirradu ku bataan ama hawo badan ku aruurto, waxay keentaa shanqar siyaado ah, taasoo ay maqli karaan dadka ku agfadhiyo. Waxay kaloo ku xiran tahay cunnooyinka qofka uu cunay sida cunnada kulul sida basbaaska, toonta, sanjabiilka, basasha iyo cunnada badan oo u baahan in caloosha ay soo dayso dheecaanno badan oo cunnadaas burburiyo. Maxay tahay cudurrada lagu yaqaano shanqarta badan ee caloosha? Shubanka

Maxaa kataqaan mooska iyo faidadiisa

aldoornews)- In badan ayaa ya haayadda caafimaad adduunka ee WHO ka digtay khatarta uu (Hdhiig karku ku keeni karo wadnaha, xididdada dhiigga, maskaxda iyo kelyaha, waxa aanay ku baaqdaa in la sameeyo wax kasta oo dhiigga kor-u-kiciisa lagu yarayn karo, sida in sigaar cabbista la joojiyo, in qof kastaa uu jimicsi sameeyo, in milixda la iska yareeyo iyo in qofku uu maro nidaam cunto oo caafimaad qaba. Muuska:- Xeeldheerayaasha caafimaadku waxa ay ku taliyaan in dadka dhiigkarka qaba ay u fiican tahay in ay isticmaalaan cuntooyinka dhiigga dejiya oo caafimaadka uga fiican isticmaalka dawooyinka, cuntooyinka ay sheegeen khubaradu ee dalkeenna laga helana waxaa ka mid ah muuska. Xeeldheerayaasha caafimaadku waxa ay xaqiijiyeen in muusku uu qani ku yahay maadadda Potassium oo ka masuul ah shaqada wadnaha, isla markaana kaalin mug leh ka qaadata nidaaminta cadaadiska dhiigga, sidaa awgeed waa ay ku taliyeen in qofka dhiigkarka lihi caado ka dhigto in uu maalin kasta cuno laba xabbo

faaiidada liindhanaanta

Asc  asxbtayda qiimaha badan  maanta waxan inii soo gudbinayaa faaiidada liin dhanaanta  liin dhanaanta waxaa laga helaaa faaidooyi badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin lkn waxaan ka hadlayaa inta laysku waa qafsan yahay oo ugu cad cad . ;liindhanaantu waa aashito lkn markay jirka gudaha ugasho waxay yaraysaa aashitada jirka , taas oo isku dheeli tirayso dheecaanada jirka  ;liin dhanaantu waxay aad ugu badan faytimiin C ga faytimiinkaan oo xoojiyo difaaca jirka lana dagaalano  infagshinka fayrasyadu keenaan sida hargabka  .; liindhanaantu waxay daawo utahay cudurka cirid dhiiga {scurvey] cudurkaan oo kudhaca bad maaxa yaasha waxaa lugula taliyaa inay liin dhanaan ku filan ay qataan  ;:liindhanaanta waxaa kujiro aashitada looyaqaan [citric acid ]taas oo jirka ku caawiso inay misho ama dhalaaliso dhagaxaanta kusamysmo xamaytida iyo kalyaha dadka ayay ku soo laablaabtaan dhagaxyadaan waxaa lugula taliyaa inay joogteeyaan cunista liindhanaanta  ; Qolofta liindhananta