Asc asxbtayda qiimaha badan maanta waxan inii soo gudbinayaa faaiidada liin dhanaanta
- liin dhanaanta waxaa laga helaaa faaidooyi badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin lkn waxaan ka hadlayaa inta laysku waa qafsan yahay oo ugu cad cad .
- ;liindhanaantu waa aashito lkn markay jirka gudaha ugasho waxay yaraysaa aashitada jirka , taas oo isku dheeli tirayso dheecaanada jirka
- ;liin dhanaantu waxay aad ugu badan faytimiin C ga faytimiinkaan oo xoojiyo difaaca jirka lana dagaalano infagshinka fayrasyadu keenaan sida hargabka
- .; liindhanaantu waxay daawo utahay cudurka cirid dhiiga {scurvey] cudurkaan oo kudhaca bad maaxa yaasha waxaa lugula taliyaa inay liin dhanaan ku filan ay qataan
- ;:liindhanaanta waxaa kujiro aashitada looyaqaan [citric acid ]taas oo jirka ku caawiso inay misho ama dhalaaliso dhagaxaanta kusamysmo xamaytida iyo kalyaha dadka ayay ku soo laablaabtaan dhagaxyadaan waxaa lugula taliyaa inay joogteeyaan cunista liindhanaanta
- ; Qolofta liindhananta waxaa ku jiro mado loo yaqaano [tangeretin] taas oo la xaqiijiyay inay daawo utahay cudurka laleemada
- ; liindhanaantu waxay xal unoqotaa caburka iyo oksajiin yarida waxayna jirka siisaa awood uu kunoolaan karo oksajiin yar